INAA LILLAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI. INNAA LILLAHI WA INNAA LILLAHI RAJICUN

 

INNAA LILLAHI WA INNA LILLAHI RAJICUN

Allaha u Naxariistee Waxaa  ku geeriyootay magaalada

 Burco Marxuumad Faadumo Sheekh Xasan
 

Annagoo kala ah:
Cabdiraxmaan Xaaji M. Ereg Xasskiisa iyo caruurtooda
Cabdullaahi Xaaji M.Ereg Xaskiisa iyo caruurtooda
Al-Ustaad Maaxmed Xaajii M.Ereg iyo caruurtiisa
Xaawo Ereg Faarax iyo caruurteed
Cabdulqaadir Xaaji Cilmi Ereg(Xaajiga)
iyo guudahaan qoyska reer Ereg oo dhan waxay tacsi u dirayaaa Sacdiyo Moxamed Ereg iyo Caasha Maxamed Ereg, Ruqiyo iyo Raxmo M. Ereg oo hoyadooda marxuuumad Faadumo Sheekh Xasan oo ku geeriyootay magaalada Burco. Waxayna leeyihiin Hooyo Faadumo Sheekh Xasan  Allaha Jannadiisa ka waraabiyo iyaga iyo anngoo dhan Allaha naga smair siiyo Aaminn
 

Waxaan Illaahay (SWT) uga baryeynaa marxuumada in uu janadiisii ka waraabiyo, ehelkii iyo Qaraabadii ay ka tegtayna inuu ugu beddelo samir iyo iimaan. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

AMIIN

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN 

Contact: hobyoradio@hotmail.com