INAA LILLAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI. INNAA LILLAHI WA INNAA LILLAHI RAJICUN

 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Inaa Lillahi waa innaa Ilaahi Raajicuun
ALLAHA u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka ku geeriyooday Gudoomihaya Galmudug, ee gobolka Maine ee dalka Mareekanka
Marxuum Cabdullahi Xussein Samatar (Xaji Kirle).

Halkaa waxaa taci tiiraanya leh madaxweynaha Galmudug Dr Maxamed Warsame Kiimiko uu u dirayaa eheledii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday dhamaantood, wuxuuna ilaah uga baryayaa in uu jannadii ka waraabiyo. Marxuum Xaji Kirle wuxuu ka mid ahaa saraakiishii Ciidanka Xoogga dalka  Soomaaliyeed ee sida habsanida leh u soo gutay waajibka dalka hooyo. Marxuum Xaji Kirle wuxuu kaloo ka mid ahaa asaasayiishii dhibada u taagay Dawlad gobaleedka Galmudug una huray hiil iyo hooba.

Marxuum Xaji kirlle waxaa iyaguna u  halkaan sida tiiraanyada leh u tacsiyeynayo dadka magacyadooda hoos ku qoran:

Anagoo Kala ah

TACSI

Asli Xusein Samatar
Sahra Cali
Aweys Cali

Saciid Xusein Samatar (fiise)

Faduma Afyar

Maxamed Cali Dheere

Foos Cali Dheere

Cumar Cabdullahi Xussein

Cawaale Cali Hablle

Ayan Cali Hablle

Leyle Xeylle

Fartuun Cabdullahi Cartan

Fadumo Farax

Maxamed Farax Gurase

Faduma Cali Gelle

Axmed Dhere Jebshe

Farxaan Jeete

Reerka reer Samar Gaab  oo idil

Saciid Gurxan

Sanbuur Cali Ahblle

Qarad Cali Hablle

Axmedd Deeq Cabdi Guraasi

Maxamed Cabdi Guraase

Jey Cabdullahi Cartan

Bashiir  Cali Mohamed (Pipsi)

Cumar  Shiiq Axmed

Maxamuud Diirshe

Cabdullahi Takar
Cabdullahi Kabalebi

Calawi Xirsi

Haboon Cali Slaad

Cali Abshir

Leyle Cusman
Sahra Axmed Awr

Cadicasis Cali Bood

Nuur Ayaanye

Cisman Maxamuud Nur

Cabdirashiid Cagaweyne

Abshir Qeybdiid

Maxamed Shiiq Xussen Curre

Jees Cali Faarax

Cabdiraxiim Cali Axmed

Maxamed Ashkir Gulleed Libaax

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN 

Contact: hobyoradio@hotmail.com