Idaacada BBC
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30  
Wararka Subixii
Wararka Galabtii
Wararka Habeenkii

Somali Links

Qaranka.com
Allbanadir.com
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city

Ururka S.Hamilo

Ka Qayb Qaado dhismaha Iskuul Sare ee Galkacyo.Ururka Samafalka Hamilo.

Abwaan,Hadraawi 

Abwaan,Hadraawi  Wadani Somaaliyeed. Halkan ka dhageyso

Abwaan-Abshir

Abwaan-Abshir Bacadlle Halyeey Somaaliyeed.  Gabay:“ Markii Cadowgii loo jabay Halkan ka dhageyso

Sh.Cumar Faaruq

Halkan ka dhageyso

Abwaan-S,M,A,H

 Halkan ka dhageyso

 
 
 

Wararka Galmudug State

XARUN XABSI OO LAGA HIRGALINAYO XAAFADDA DALSAN MAGAALADA GAALKACYO EE GAL-MUDG STATE. {Daawo Sawirada dhismaha xabsiga}
Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Mudug ee Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State Aways Cali Saciid Oo Shaaca ka qaaday in la Dhameeyey Shaqaaqo iyo Khilaaf Udhexeysay Beelo ku Abtirsada Gal-Mudug State.Oct,30,2007
Ururada Daryeel iyo SOSDA oo ku guulaysatay furitanka qaybta OPD ee isbitaalka Degmada cel-guula iyo Hay'ada MSF Holan oo ka qayb gashay xafladii furitaanka isbitaalka. {Daawo Sawirada furitanka Cel-Guula OPD hospital}
Abaaro xoogan oo ka jira Gal-mudug State iyo Dadka Reer Miyiga ah oo U hayaamaya meelo roob yari ka da'ay.               { Daawo Sawirada Abaaraha}
Ceel biyood oo laga qodayay   Degmadda Gal-Barwaaqo  oo dumay  kadib markii la dhamaystiri lahaa, Fadlan ka qayb qaado dhismaha Ceelka (Daawo Sawirada Ceelka)
DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG OO DHAWAAN XARUNTEEDA GAALKACYO  KULA WAREEGTAY ILAA BOQOL  CIIDAN OO BOOLIS AH .{Daawo Sawirada }
Xaflad lagu Maamuusayay Dhismaha Ururka dhalinyarada Mudug {U.Y.M.} IYO Furitaanka Dugsiga H/Dhexe Janaral caydiid oo lagu qabtay  Magaalada Gaalkacyo ee {Daawo Sawirada xaflada}
Siminaar looga hadlayay Hor umarinta biyaha iyo Dhawrista Nadaafada ayna Soo qaban qaabisay Hay’ada SCDO Oo lagu soo gaba gabeeyay Xarunta Hay’adaas Magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad goboledka Gal-Mudug State. {Daawo Sawirada}
Madaxweynaha Galmudug  Prof. Mohamed Warsame Kiimiko  iyo Wasiirka Arrimaha Guduha Col. Muxuyadiin M. Cali   oo shir ku qabtay magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Kusimaha Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka hadlay amaan darida ka jirta magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gal-Mudug State.
Banaan bax Nabadeed laguna diidan yahay Amni darida ku soo badanaysa Gaalkacyo oo maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta dawlad goboleedka Gal-mudug State.Daawo Sawirada
Mashruuc balaaran oo ay si wadajir ah u wadaan Ururka Horumarinta iyo Dib udhiska Somaaliyeed SDRO iyo hay’adda UNICEF ee Magalada Gaalkacyo.{ Daawo Sawirada}
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shacab oo howlihiisa Dhisme iyo Waxbarasho si xowli ah uga socdaan   Fadlan Ka Qayb qaado dhismaha Iskuulka.Daawo Sawiro Cusub
Madaxweynaha Galmudug  Prof. Mohamed Warsame Kiimiko ayaa  Hambalyo u diray Ciidul Fidriga dadweynaha Galmudug State, iyo Gaalkacyo oo si weyn looga Ciiday.( Daawo sawirada Ciidul fidri )
Ayax Farabadan oo Hareeyay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State. {Daawo Sawirada muqaalka ayaxa}
Shaqaaqo  ka dhacday Qaybo ka Tirsan Suuqa weyn ee Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta dawlad goboleedka Gal-Mudug State. Oct,11,2007
Dadweynaha Magaaladda Gaalkacyo oo Diyaar Garow Balaaran Ugu jira soo dhaweynta Ciidul fidriga ee fooda nagu soo haysa.{Daawo sawirada Suuqyada Gaalkacyo}
Sha’ab Primary and Secondary School. Fadlan ka qayb qaado dhismaha iskuulka Ashacab. {Daawo Sawirada}
Roobbab Xoogan oo ka da’ay Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaanda ku Teedsan ee dawlad goboleedka Gal-Mudug State  {Daawo Sawirada}
Deeganada dawlad Goboleedka Gal-Mudug State Oo Gaaray Hor Umar dhinaca Beeraha ah. By. Wariye Cabdalle Max'ed Cabdile {Daawo Sawirada Beeraha}
Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Degmadda Cel-Guula Dr.Cali Cabdi Faarax oo ka warbixiyay Bukaanka Ugu badan ee Soo gaara Cel-guula Hospital. Daawo Sawirada Cel-Guula Hospital }
Degmada Bandiiradleey oo  Maleeshiyo Isbaaro utiil  Ugaysanayaan dadka Rakaabka ah ee isticmaala Wadadaas, Xili uu halkaasi Ka Socdo Shir looga Hadlayo Nabad galyada Deegaanada Gal-Mudug State.
Dhismooyinka Quruxda badan iyo Goobaha Ganacsiga oo ku soo Kordhaya Xaafadaha kala duwan Magaalada Gaalakcyo ee Dawlad Goboleedka Galmudug State {Dawo Sawirada Hotel Geedi} Sept,23.2007
Waa Sidee Xaalada Guud ee Deegaanka Xero-dhagaxleey? oo ka Tirsan Degmooyinka Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State? Warbaahita Hobyoradio oo Hawlo Shaqo ku Tagtay Xero-dhagaxleey. {Daawo Sawirada} Sept,23.2007
Shir looga hadlayo Nabadgalyada  Deegaanada dawlad goboleedka Gal-Mudug State Oo mudo’Todobaad ah ka Soconaya degmada Bandiiradley ee gobolka Mudug.Sept,20.2007
Diyaarda loo yaqaan AC-da oo Maalikii labaad Dul heehaabaysa magaalda Galkacyo ee xarun  (DG)  Gal-Mudug State iyo dadka reer Galakcyo oo siyaabo kala duwan oga Hadlay Arintaas. Sept,20.2007
Ardayda Iskuullada Hose/Dhexe/Sare  Degmada Cel-Guula ee dowlad goboleedka Galmudug State. (Daawo Sawirada)Sept,17.2007
Banaan Bax rabshado wata laguna diidan yahay maqaayadaha furan bisha Ramadaan oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad goboleedka Gal-mudug State.Sept,14.2007
Banaanbax Balaaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wafdiga Gaarey Degmada Budbud ee gobolka Hobyo  (DG) Galmudug State.Sept,13.2007
Wafdi Qiimeyn Ah Oo U Anbabaxey Deegaano Ka Tirsan Koonfurta Galmudug State. Sept,12.2007 

Shir Horumarinta Nabadgalyadda, Caafimaadka Iyo Waxbarashadda Looga Hadlayo Oo Ka Dhacey Gaalkacyo Galmudug State. Sept,10.2007 

Gabay loogu magacdaray  Sanad Wacan Galmudug Aug-14-2007. By. Maryan Warsame Cowl.
Masu’uliyiin ka Socota Ururada Samafalka,Jaaliyada Dibada ee u dhashay GalMudug  IYO Warbaahinta hobyoradio oo Safar kor Meer ah ku Tagay Gobolka Hobyo ee dowlad goboleedka Galmudug State.{ Daawo Sawirada Xeebta hobyo}  Sept,16.2007
Xaflad  lagu Maamuusayo Sanad Guuradii 1aad Ee (DG) GalMudug  State oo lagu qabtay Magaaladda Minneapolis  Ee dalka Maraykanka.             
Sanad Guuradii 1-aad Ee Maamulka Gal-Mudug State oo Oslo, Norway looga dabaaldagay 14-Aug-2007     (Daawo Sawirada)
Gabay. Galad iyo Gobanimo Galmudug State. By.Dr.Cabdirahman Haji Ereg
Baraanbur. Duco iyo Dardaaran kusocota GalMudug State.By. Maryan Warsame Cowl
Shirweyne  lagu taageerayo (DG) GalMudug  State oo kadhacay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.           Daawo Sawirada

Madaxweynaha DG GalMudug State Prof. Max'ed Warsame Cali Kiimiko oo si Weyn loogu soo dhaweeyay gobolka Minnesota.Daawo Sawirada

Madaxweynaha DG GalMudug State Prof. Max'ed Warsame Cali Kiimiko iyo Wafti uu hogaaminayo oo soo gaaray gobolka Minnesota.Daawo Sawirada

Jaaliyada Rochester ee gobolka Minnesota oo si weyn u soo dhaweyay Madaxweynaha  (DG) GalMudug Prof. Max'ed  Warsame Cali 'Kiimiko". Daawo Sawirada
Madaxweynaha DG Galmudug State Prof. Mohamed  Kimiko iyo wafdi uu hogaigii  minayay ayaa ku soo laabtay gobalka Virginia USA sabtigii  oo halkaas si weyn logu soo dhaweeyay. Daawo Sawirada
Madaxweynaha DG Galmudug Prof.Mohamed Warsane “Kimiko” iyo wafdigii uu hagaminayay   oo  gaaray magalada Nashville ee gobolka Tennessee.Daawo Sawirada
Madaxweyne Prof. Maxamed Warsame Kiimiko iyo wafti balaaran ee uu hoggaaminayo oo Jaaliyadda Galmudug State ee Gobolka Ilinois Magaalada Chicago ay  si diiran ugu soo  dhaweeyeen.Daawo Sawirada
Madaxweynaha Dowlad-Gobaleedka Galmudug Prof. Mohamed Warsame Ali “Kimiko” oo gaarey magaalada Columbus, Ohio. Daawo Sawirada
Sanad Guuradii 1 aad ee Dowlad Goboleedka GalMudug State.Halkan Ka Daawo Dabaaldagii ka dhacay magalada Minneapolis. Halkan Ka Daawo
Waraysi Ku saabsan dhismaha Dowlad goboleedka GalMudug State Mudane.Ahmed Khayre ingiris.Halkan ka Daawo.
Xaflad lagu furayay Dugsiga Sare ee SYL oo lagu qabtay xarunta waxbarashada dugsiga gabdhaha Horsed Xaafadda Wadajir Ee Magaalada Gaalakcyo. Sawirada Daawo
Munaasaba lagu xusayay 1da LUULIYO oo lagu Qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad goboleedka GalMudug State. Wariye. Cabdalle M Cabdulle. (Daawo Sawirada)
Sicir bararka Maciishada iyo isbadalka Doolarka oo ku soo badnaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta DG  GalMudug State.
Xaflad lagu xusuayay sana dguuradii koowaad ee ka soo wareegatay dhismaha dawlad goboleedka Gal-Mudug State ayaa oo ka dhacday Xarunta idaacada codoka mudug ee Magaalada Gaalkacyo.
Wargays cusub oo ku soo biiray Saxaafadda Magaalada Gaalakcyo ee Xarunta DG GalMudug State.July,28,2007

Waxbarasnhada Galmudug State

Ardayda Iskuullada Hose/Dhexe/Sare  Degmada Cel-Guula ee dowlad goboleedka Galmudug State. (Daawo Sawirada)Sept,17.2007

Shir looga hadlayay aas aaska dugsi sare oo lagu qabtay xaafiiska uruka SOSDA ee magaalada Gaalkacyo, iyo qodobo laga soo saaray shirkaasi,         Daawo Sawirada

MUNAASABADDA DHAGAXDHIGA DHISMAHA DUGSIGA SARE EE SHACABKA.Daawo Sawirada
XAFLADDA FURITAANKA DUGSIGA HOOSE/DHEXE IYO SARE EE SHACABKA. Daawo Sawirada
Xaflad shahaado lagu gudoonsiiyay 32 arday oo ka  qali jabisay Dugsiga H/Dhexe AL.Beder oo ka dhacday Xarunta iskuulkaasi Ee Magaalada Gaalkacyo.Daawo Sawirada

Dugsiga hoose, Dhexe iyo Sare ee Shacab oo howlihiisa Dhisme iyo Waxbarasho si xawli ah uga socdaan Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug State.Sawirada Daawo.

Xaflad lagu furayay wax barashada sanad dugsiyeedka Dugsiga Sare Ee Mudug MSS oo lagu qabtay Xarunta dugsigaasi ee magaaladda Gaalakcyo. Aug,18,2007

Xaflad lagu furayay sand dugsiyeedka Dugsiga H/Dhexe C/laahi Ciise oo lagu qabtay  Hoolka shirarka Xarunta dugsigaasi ee Magaalada Gaalakcyo. Daawo Sawirada

Waraysi dheer oo aynu la yeelanay Shuuke Xogolof Cabdi khayre oo ka warbixiyay Wax Qabadka ururka SOSDA ee gobolka Mudug.                                (Sawirad Daawo)

SHIR LOOGA HADLAYO HORUMARINTA WAXBARASHADDA GALMUDUG STATE LAGUNA DARDARGALINAYO DHISMAHA DUGSIGA SARE EE SHACABKA .

Hay'adaha Sosda iyo SDRO ee Galmudug State

Imtixaan ay soo qaban qaabiyay ururka SOSDA laguna xulanayo macalimiin wax ka dhigta dugsiga H/Dhexe C/Laahi Ciise ayaa maalinkii labaad ka soconayaa xarunta dugsiga Sare SYL Xaafada Wadajir ee Magaalada Gaalakcyo. Aug,12,2007 Dawo Sawirada
Ururka Hurumarinta iyo Dib udhiska Somaaliyeed ee (SDRO) oo macawino ku soo gaba gabeeyay deg mooyin ka tirsan dawlad goboleeddka GalMudug. Daawo sawiro
Siminaar soconayay mudo laba maalmood ah ayna siwadijir ah usoo qaban qaabiyeen ururada SOSDA iyo DARYEEL  ayaa lagu soo gaba gabeeyay hoolka shirarka Cabdulaahi Ciise Ee magaalada Gaalakcyo. Aug,18,2007
Sportiga Gal-Mudug State oo loo doortay gudoomiye cusub. Aug,24,2007

Siminaar lagu wacyi galinayay Bulshada Dadweynaha  Cel-guula Socdayna Mudo laba Maalin ah ayna soo qaban qaabiyeen Ururada SOSDA iyo DARYEEL ayaa lagu soo gaba gabeeyay Degmada Cel-Guula e gobolka Mudug. Daawo Sawirada

Ururka SOSDA iyo Xubno ka Tirsan Jaaliyada dibada ee u dhashay gal Mudug oo hawlo hor’ U Marin ah ka wada toolooyin ka Tirsan gobolka Mudug ee dawlad gobboleedka Gal-Mudug State. Daawo Sawirada

Shir Horumarinta Nabadgalyadda, Caafimaadka Iyo Waxbarashadda Looga Hadlayo Oo Ka Dhacey Gaalkacyo Galmudug State. Sept,10.2007 

Juli,25,06-Aug,14,06 Shirweynihii  Galmudug State

Wafdi Qiimeyn Ah Oo U Anbabaxey Deegaano Ka Tirsan Koonfurta Galmudug State. Sept,12.2007 

Wargeyskii Ugu horeeyay oo laga hirgaliyay Magaalada Gaalkacyo ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug State.Talado,Feb,6,2007

Dawlad goboleedka Galmudug state ayaa masuuliyiin ka tirsan  cambaareeyay talaabadii ay maxkamadaha ku gubeen qaadkii ay lahaayeen  qaar ka tirsan ganacsatada Muqdisho.Nov,18,2006

Xildhibaanada Galmudug state oo maalintii labaad Kulan balaarani oga socdo Hotel Durmad ayaa manta si cad u shegay in ay iska difaacayaan Maxkamadaha islaamiga oo haatan ku soo wajahan magaalada Galkacyo.Nov,18,2006

Kullan ay maanta isugu yimaadeen Culluma’udiinka Dariiqada Ahlu Sunna Waljameeca,Odaayaasha Dhaqanka,Nabadoonada ee ku abtirsada Maamul Goboleedka Galmudug.Nov,13,2006

Madex (DG) Galmudug State danjire Max’ed Warsame Cali (kiimiko)  ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay   Gaalkacyo.OCT,15,2006
Kumanaan kun oo dibadbax  isugu soo baxay  taageerida  maamul Goboleedka GAL- MUDUG STATE,8,19,06
Munaa sabad lagu dhaariyay Madax-weynaha iyo Madax-weyne ku-xigeenka Gal-Mudug State.08.17.06
K/magalada Gaalkacyo oo looga dhawaaqay maamul gobolleed -GALMUDUG  STATE.08,14,06

Idaacada Hobyo

Warka Maanta
Sat 8am
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 7pm
Sun 8am  7pm
Mon 8am  7pm
Tues 8am  7pm
Wed 8am  7pm
Thurs 8am  7pm
Fri 8am  7pm

Cismaan Caato
CISMAN  (CAATO) Heshiiskii ay gaareen beelihii SACAD IYO SALEEBAAN.

Abwaan,Hadraawi

GABAY.

Gabay Hore oo uu tiriyay  (aun)               Abwaan. Jimcaale Jaamac Lugeey,
Waa Gabay taariikhi ah oo uu tiriyay abwaan (AUN) C/lahi  Suldaan Timacade.
Gabay(aun) Abwaan. Jimcaale Jaamac Lugay
Gabay. Abwaan. Foojaar Ciise Gabay
Gabay. Galad iyo Gobanimo. By.Dr.Cabdirahman Haji Ereg
Baraanbur.     Duco iyo Dardaaran kusocota GalMudug State.By. Maryan Warsame Cowl
Gabay.Guuley allahow hawiye waa garleeyahaye.         abwaan,Xasan Garaad warsame
Gabay  ku saabsan Dalkeenii  hooyo.  May-muun Sheekh Aden
Gabay.Afriki iyo Amxaar iyo hadii Aids talinaayo.
Gabay Wadani Dabadhilif tigree soo horkacey iyo walee duufle baayimide.
May-muun Sheekh Aden.
BAYAAN TAAGEERO,HAMBALYO BOGAADIN ah oo ay soo saareen Beesha Hawiye Ee Gobolka Minnesota, U.S.A.
BAYAAN  ay soo saareen Beesha Hawiye Ee Gobolka Minnesota, U.S.A.
Bayaan ay soo saareen Beesha Hawiye ee North America. April,4,2007
BAYAAN KA SOO BAXAY JAALIYADA DAAROOD EE  LONDON.

Warsaxafaded ay soo Sareen  odayaasha Beelaha Hawiye.     

RA' yi & Faalo

Proff-Cabdi Ismaaciil Samatar Halyeey Somaaliyeed. 
Proff-Khaliif Ruuga Cadaaga Siyaasadda Somaaliyeed.