Wajigii 4aad Ee Dib Uheshiisiinta Beelaha Wada Daga Mudug IYO Galgaduud Oo Lagu Qabatay Degmada Galinsoor Daawo Sawirada By wariye cabdalle

Aug,6,2008 www.Hobyoradio.com

Kulan Aad U balaaran oo qayb ka ah dib uheshiin laga dhex waday beelaha walaalaha ah ee wada daga Gobolada Mudug iyo Ga Gaduud ee bartamaha Soomaliya ayaa dhawaan lagu qabatay degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud.


Kulankaan oo dhex dhexaadintiisa ay wadeen Culimo置diinka labada beelood ayaa waxaa ka qayb Galay Masu置liyiin ka soctay Maamulka GalMudug Satate iyo Mamaulka degmada Cadaado,odayaal iyo nadboono ka socday labda dhinac, Masu置liyiin ka Socday Gudiga Dhex dhexaadinta beelaha iyo Marti Sharaf kale oo ka Socday Deegaanda Dariska ah ee degmooyinka Galgaduud iyo Mudug wada daga.


Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay in ka badan Sadex boqol oo Ergo ah kana kala yimid Gaalkacyo, Cadaado iyo deegaano kale oo ka tirsan Mudug iyo Galgaduud, oo ay ka mid yihiin maamulka degmada Galinsoor ee kulanku ka dhacay Marti qaad aad ubalaaran oo Gudiga dhex dhexadaadinta ay ku Sameeyeen galinsoor kadib waxaa furmay kula balaaran waxaan kulanka intiisa badan lagu falanqaynayay dhibaatoo yinka wax udhibi kara beelaha walaalaha ah Gaar ahaan dhacdadii ugu danbaysay ee dhawaan rag Ganacsto ah kana soo jeeda labad beel Midkood dil loo gaystay
In kasta oo dhacdadaas ugu danbaysay kulan inta badan lagu falanqeeyay iyo sidii shareecada islaamka loo waafajin lahaa kuwii Gaystay falkaas hadan waxa kulanka sidoo kale lagu Gorfeeyay nabad Galyada iyo hor置marka Guud ee goblada Mudug iyo Galgaduud.


Waxaana la isku afgaratay dhamaanba qodobadii looga wada hadlay kulankaas Waxa uuna kulanka galin soor noqonayaa kii 4aad ee Culimada labd dhinac ay iskugu keenaan aydoona wajiyadii hore ay ka dheceen deegaano ay ka Mid yihiin qaydro,baxdo gaabo,wanakiir,iyo dhagtuur oo heshiis wada jir ah lagu gaaray.


Masu置liyiintii ka hadashay kulanka Galinsoor
1- sheikh cali katiin oo wacdi Qiimo Badn Goobta ka jeediayay
2- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane xasn faarax barre
3- Cumar M.Diiriye Mas置ul ka tirsan Maamulka Degmada cadaado
4- Nabdoon Cismaan Nuur Qayd
5- Nabdoon Geeseey
6- Nabdoon xaangge
7- Nabdoon Cali Afrax
8- xasn Dhoore
9- Sheekh Max置d guddiga dhex dhexaadinta
10- sheikh Cumar Ali Wehliye G/dhex dhexaadinta
11- Sheekh Cali Tahliil Xasan Fanax G/dhex dhexaadinta ahna Gudoomiayaha G/qaban qaabada kulanka Galinsoor.


Qodabdii ka Soo Baxay kulankii Galinsoor


Waxaa kulankii ka dhacay Galinsoor Gaba Gabadiisii Saxaafadda u aqriyay Qodobadii ka soo baxay Sheekh Cali Tahliil Xasan Fanax Waxa uuna sheegay in ilaa sadex qodob ay ugu Muhiimsanyihiin Go誕amadii kulanka ay wada yeesheen labada beelood iyo Mamuladuba oo kala ah.

 
1- in wixii ka danbeeya Maalinka kulanka lagu Qabatay Galinsoor Culimada dhex dhexaddinta wada ay baadi goob u galayaan sidii Gacanta loogu soo dhigi lahaa kooxihii ka danbeeyay dilalkii ugudanbeeyay ee beelaha walalah ah ka dhex dhacay sidoo kale wax gardka labda dhinac ay arintaas ka caawiyaan.


2- In Qabaailka labda beelood wixii ka dhex dhaca ay kitaabka alle isku xukumaan kuna xaliyaan.

 
3- In Amniga labada deegan laga bilaabo galinsoor ilaa hobyo ay ka shaqeeyaan ayna ilaaliyana Culimo udiinka wada walaalaynta labada beelood si dadka dhamaantood Ehelni madoodii iyo walal nimadoodii dib loo soo celiyo oo aysan dhibaato danbe ka dhex dhicin Ugu danbayntii waxaa kulankaas ka dhacay Galinsoor ku Soo idlaaday jawi wangaasn
 

W/D/Wariye Cabdalla M.C/lle
Galinsoor GalMudug State SOMalia
Mobail 0025290752260
Cabdalla45@hotmail.com

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com