Tahniyad Dhalasho Waa Mataano waa Wiilal Hambalyo, Hambalyo  Libaan Max'ed  iyo Nasra Ahmed  oo Willal Mataano ah ugu dhasheen magalada Minneapolis  Waa IShaaq iyo Ismail  waxaa leenahay  soo kora.

Bil Kadib Ismail Maansha Allaah

Bil kadib IShaq  Maansha Allaah

 

Tahniyad Dhalasho Waa Mataano waa Wiilal Hambalyo, Hambalyo

Waxaa  Hambalyo iyo Bogaadin loo dirayaa   Liban Max’ed Maxamuud iyo  Nasra Ahmed Max’ed oo Willal Mataana ah ugu dhasheen  magaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota  dalka Maraykanka.

Waxaa Hambalyada Diraya.

Qoyska Reer Ahmed Max’ed Ciise

Aabe Ahmed Max’ed Ciise

Hooyo Luul Mahamuud farah

Ayeeyo Haliimo Warsame  

Abti Liban Ahmed  Max’ed

Mahamed  Ahmed Max’ed

Cabdicasiis ahmed Max’ed

Abti Abdirisaq Ahmed Max’ed

Habaryar Naimo Ahmed

Habaryar Nastexo Ahmed.

 

Qoyska Reer Max’ed Maxamuud Deerlaay

Adeer Abdicasiis Max’ed Maxamuud

Edo Asiili  Max’ed  Maxamuud,

Edo Saido  Max’ed  Maxamuud

Edo Sucdiyo Max’ed  Maxamuud

Edo Aamino  Max’ed  Maxamuud

 

Asaxaabta

Canab Ahmed Cawale

C/aziz Xashi Xogolof

Fadumo Max’ed

Sahra Yariiseey

Duniyo

Casha Max’ed

Muna C/llahi

Qamar Jiinow

Adna Jiinow

Kaaho Macow

Shugri

Suweys

 

Waxay ilaahay oga baryaynaa Ishaq Liban  iyo Ismail Liban   inay noqdaan  Kuwii Diintooda-Dadkooda iyo Dadkooda anfaca .Aamiin-Aamiin-Aamiin.

Contact: hobyoradio@hotmail.com