abwaan C/Qaadir Cali Cigaal (Cirro) iyo abwaan Calideeq Max'ed Xaashi  oo magaladda Gaalkacyo Nabadayn kabilaabay..

Aug,1,2007 www.Hobyoradio.com

Maalinnimadii talaadada ee taariikhdu ahayd 29-kii Julya, 2008, ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa ka billawday ol-ole Nabadeed oo ay wadaan abwaanno Soomaaliyeed oo ay ugu horreeyaan abwaan C/Qaadir Cali Cigaal (Cirro) iyo abwaan Calideeq Max'ed Xaashi.


ol-olahan oo la magac-baxay TURXAAN-BIXINTA IYO FAYO-DHAWRKA NABADDA, ayaa waxaa billawgii hindisihiisa lahaa Abwaan Calideeq Max'ed Xaashi. WAA OL-OLE DHEXDHEXAAD AH.


ka dib makii muddo dhawr toddobaad ah ay magaalada Gaalkacyo 2 dhinac u kala xirnayd, ayaa 29/07/08 Awnaan CALIDEEQ IYO WAXGARAD KALE OO LA SOCDA WAXAY U GUDBEENDHINACA WOQOOYOI EE MAGAALADA GAALKACYO.
 
OL-OLUHU NABADDA EE Y WADAAN ABWAANNADU WUXUU GALAY MAALINTII 4-AAD. WUXUUNA SOCON DOONAA ILLAA INTA LA KA GAARAYO UJEEDDADII LOO BILLAABAY OO AHAYD IS-DHEX-GALKA, NABAD-KU-WADA-NOOLAANSHAHA IYO ISKAASHIGA DADKA MAGAALADA GAALKACYO KU WADA NOOL..

 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com