Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Xaflad lagu furayay Dugsiga H/dhexe ee Dagaari ayaa max ay ka dhacday Xarunta Dugsigaasi.

Jun,6,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Xaflad lagu furayay Dugsiga H/dhexe ee Dagaari ayaa max ay ka dhacday Xarunta Dugsigaasi.


Xaflada furtaanka Dugsiga Dagaari ayaa waxaa lagu Qabtay Xarunta Dugsigaasi ee Magaalada Dagaari iyadoona ay ka soo qeyb galeen Qaybaha kal duwan ee Bulshada deegaankaasi.


Dugsiga H/dhexe ee Dagaari ayaa waxa uu ka mid yahay Dugsiyada ay gacanta ay ku hayaan Jaaliyada Dibada oo taakulo siiya Bahda waxbarashada ee Deegaankaasi Dagaari.


Xaflada Furitaanka Dugsiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Waxbarashada Galmudu Burhaan Warsame Cigaal waxa uuna Bulshada Deegaanka Dagaari ugu baaqay in ay ku didaalaan Waxbarashada Ubadkoodana ugu didaalaan Waxbarashada, sidoo kale waxaa goobta Xaflada Kahadlay Iimaan Xasan jiirow,Macalin Aadan Jimcaale iyo Gudoomiyaha Deegaanka Dagaari.


Ugu danbeentii ayaa waxa Halkaasi lagu soobandhigay Deeq dhar ah oo ay usoo dhiibeen Dadka Deegaanka Dagaari Jaaliyada Dibada oo Taakulaysa Dadka deegaankaasi
 
 
Caydiid Jubba
ceydiid114@hotmail.com

Galkacyo, Galmudug

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|