![]() |
||
|
|
||
|
Maa mulka Idaacadda Codka mudug ee magaalada gaalkacyo ayaa jawaab kulul kabixiyey war ku qornaa website Dayniile
July,3,2008 www.Hobyoradio.com
Kulankaan ay yeesheen masu’uliyiinta iyo sahqaalaha shabakadda warbaahinta codkamudugradio ayna kagahadlayeen sidii ay uga ja waabilahaayeen qoraal ku daabacnaa websedka Dayniile oo sida muuqata uu gud biyey Agaasimihii hore ee Idaacadda Codka Mudug Cilmi Kulan Geedi oo shaqada laga joojiayay 10/6/2008 ayaa waxaa ku lifaaqan war been abuur ah ooh awl wadeenada dayniile ay ku ijaafeynayaan wasiirka war faafinta Dowlad gobaleedka galmudug Mudane C/qaadir Cali Jaamac {Qalab Xoor} shaqalaaha idaacadda codkamudug Idaacadda Codkamudug ayaa la aas aasay 25/7/2006 iyadoona aas aasihii Idaacadda C/ qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo ku nool UK.uu ugu talagalay in ay ku shaqeyso dhex dhaxaadnimo looguna adeego bulshada gobalka mudug oo dahan waxaana wax laga xumaada ah in agaasimihii hore Idaacadda Codkamudug Cilmi kulan oo shaqada laga jooyiyey 10/6/2008 kadib markii uu lunsaday hanti ay laheyd Idaacada iyo musuq maasuq kale oo ka dhan ah jiritaan ka iyo mustaqbalka warbaahinta cod ka mudug Agaasimihii hore ee codka mudug cilmi kulan geedi ayaa si toos ah ugu xadgudbay shuruucda shaqada isagoona cay,aflagaado iyo dacaayad sitoos ah iyo sidadbanba ugu gaystay shaqaalaha mutadawiciinta ah oo in kabadan 2 sano mushaarla’ aan ugu adeegayay shacabka soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan kuwa gobolka mudug Cilmi kulan geedi agaasihii hore ee codkamudug ayaa u adeegsaday aflagaadooyin ka uu ugaystay aas aasayaasha,maamulka,iyo shaqaalaha idaacada codka mudug wabsiteka dayniile oo aysan faraxgalin horumar ka iyo waxqabsashada dadka ku nool deegaanada Galmudug iyo putland Wabsite ka dayniile oo intabadan waxyaabo malo awaal ah ka qore guud ahaan somaaliya gaarahaan deegaanada galmudug iyo putland ayaa laguxasuus taa qoraal uu si toos ah ugu weeraray horumarin ta laga wado deegaano hoostaga gobalka hobyo sida hirgalinta garoonka hobyo,dayactirka wadada is ku xirta gaalkacyo/hobyo iyo howlgalinta mustaqbalka gobolka hobyo. “waxaa waxlaga xumaado ah in maamul ka wabsite ka dayniile oo ku caan baxay fidno ka dhex abuur ka dadka iyo deegaan ka galmudug iyo agaasimihii hore ee codka mudug ay si qaawan ugu been abuurtaan is la markaana ay dacaayad raqiis ah ugu qoraan wabsidyo aan ilaalin anshaxa saxaafadda”ayuu yiri madaxa wabsid ka codka mudug idiris cabdi kariin nuur Aqoon yahanada ka soo jeeda deegaanada gal mudug kuna kala sugan gobalada mudug, galgaduud, iyo banaadir oo uwaramayay barnaamij ka TUSMADA ee ka baxa idaacadda codka mudug ee magaalada gaalkacyo ayaa qoraalkaa ku tilmaamay mid been abuur ah is la mar kaana ay u arkaan mid uu shaqsi gaar ah ka leeyahay u jeedooyin guracan iyagoona ugu baaqay maalmul ka wabsid ka dayniile in ay raali galin kabixiyaan been abuur kii uu daabacay Aqaan yahanada galmudug uu ku sameeyay. Shabakadda Warbaahinta CodkaMudug Waa Warbaahin Dhex Dhexaad Ka ah Arimaha Siyaasadda Dalka SOMaliya Ee IS diidan
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||