Fanaanka C/risaaq Gaadaco oo Album cusub oo la yiraah NASIYA soo saaraya.
Fanaanka caanka ah C/risaq Gaadaco Halkan ka Daawo heestii SAHRAAY
Fanaanka weyn ee caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdirisaaq Ahmed Faarax Gaadaco ayaa soo wada Album cusub oo la yiraahdo NASIYA , Fanaaanka Gaadaco waxa uu kamid ahaa fanaaniintii hoboladda waabari ee qaranka Soomaaliya, Waxa uu ka qaybqaatay Rawaayado caana sidoo kale heeso aad u macaan ayuu qaadaa. Al-Fanaan Gaadaco waxa uu hadda kunoolyahay magaladda London ee cariga Ingriiska.
Al-Fanaan C/risaaq Gaadaco waxa uu soo wadaa Album cusub oo uu mudo kasoo shaqaynayay Albumkaas oo uu ugu magacdaray NASIYA, Waxaa lahanka saaray Mustafe Kiiko, Waxaa Musikada u tumaya musikiistaha caanka ah Ahmed Saalax Qaasim.