Siminaar lagubaranayey qaabka macalinimada ayaa maantay kafurmay iskuulka c/laahi ciise ee magaalada Gaalkacyo

July,30,2007 www.Hobyoradio.com

 Simnaarkaan oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin iyo kasocotay Dowlad gobaleedka galmudug iyo macalimiin ka kalatimid tuulooyinka iyo degmooyin ku heeraarsan deegaanada galmudug ayaa maantay kafurmay hoolka iskuulka hooose dhexe ee C/laahi Ciise

 

  Siminaarkaas oo loogu talagalay in uu socdo muddo 3maalmood ah ayaa maalinkii 1aad waxaa kasoo qeybgalay oo daaha ka qaaday wasiirka waxbarashada Dowlad gobaleedka galmudug iyo gudoomiyaha degmada Xuseen Cabdille Ow Cali

 

   Siminaarkaan ayaa tira ahaan macalimiinta ka qeyb qaadanayawaxa ay yihiin 200 boqol oo macalin oo laga kala sooxulay iskuulaadka ku kala yaala gudaha magaalada gaalkacyo iyo Degmooyinka Wisil Docol Bandiiradleey Galinsoor iyo degmooyinkale oo katirsan gobalada mudug iyo gal gaduud

 

    Ugudanbeyntii siminaarkaasi ayaa waxaa uu kusoo gaba gaboobay jawigii loogu talagay iyadoona lafilaayo in wajiga labaad la isugu soolaabto barito subax HADUU EEBA IDMO

Cabdiwaaxid Macalin Isaaq

Zuhee712@hotmail.com

Tel 0025290649077

Gaalkacyo, GalMudug State of Somalia
 

Muqdisho iyo Maanta

 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com