![]() |
||||||
|
|
||||||
|
Xaflad siweyn loo agaasimay oo lagu maamuusayey sanad guurada 48aad ee 1da luuliyo ayaa kadhacday xarunta Idaacadda Codka Mudug ee magaalada Gaalkacyo Daawo Sawirada
July,3,2008 www.Hobyoradio.com
Xafladaan oo aheyd mid ay siweyn usoo abaabuleengudi dawlad goboleedka Galmudug u xil saartay iyo maamulka Idaacada codka mudug ayaa lagu qabtay Holka idaacada codkamudug ee magaalada Gaalkacyo.
Munaasabadaan oo aheyd 48guuradii kasoo wareegatay maalinkii ay midoo been gobalada waqooyin iyo koofur kuna beegneeyd 1luuliya ayaa waxaa munaasabadaas kasoo qeybgalay masuuliyiinta Dowlad gobaleedka Galmudug iyo shacab aad ufarabadan iyadoo dhamaan kaqeybgalayaashii wajiyadooda laga dheehankaray faraxada aad uballaaran.
Hobyo Radio News Media |
||||||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||||||