Afhayeenka GalMudug  Oo kawarbxiyay Kulan Golaha Wasiirada GalMudug ay Ku yeeshay Xarunta Madaxtooyda Ee Gaalkacyo

July,19,2008  www.Hobyoradio.com

Golaha Wasiirada ee dawlad goboleedka GalMudug State ayaa kulan aad ublaaaran waxa ay ku yeesheen xarunta Maamulka Galmudug looga arimiyo ee Madaxtooyada Gaalkacyo

 

Afhayeenka dowlad goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug State Mudane Ahmed Maxamuud Baasto

 

 

 

Kulanka oo Mudo Saacado ah Soconayay isla Markaana ahaa Mid ay al baabada Uxirnaayeen Saxafaduna aysan ka qayb galin ayaa gunaanad kiisii Waxaa warbaahinta Hobyoradio kaga warbxiayay kulanka wixii looga hadlay iyo qodobadii ka soo baxay afhayeenka Guud ee dawlad goboleedka GalMudug Mudane Axmed Max’ud xasan {Baasto}aya sheegay in kulanka  oo uu shir gudoomnaiayay ku simaha Madaxweynaha GalMudug Mudane C/Zamad Nuur Guuleed uu ahaa mid ay ka soo qayb Galeen Guud ahaan Golaha wasiirada Galmudug kuwooda jooga  Gaalkacyo looga arinsanayay miisaaniyada dawlad Goboleedka Galmudug satate ee bilihii ugu danbeeyay iyo sidoo kale sidii lagu sii hormarin lahaa hawlaha Miisaaniyadda dawlada  bilaha soo socda waxa uuna sheegay Mudane axmed baasto Afhayeenka Maamulka Galmudug in kulamada Golaha Wasiirada ay sii socon doonaan Maaml maha Soo socda isla Markaana sidoo kale kulamadaas ay ka soo qayb gali doonaan qayabaha kale ee dawlada sida baarlamaanka iyo Guddiyada Maaliyada GalMudug State  

Cabdalla Max’d C/lle

Hobyoradio Galkacyo

GalMudug SOMalia

cabdalla45@hotmail.com

0025290752260

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com