Tahniyad Dhalasho waa Wiil Hambalyo, Hambayo allaha kadigo kii Diintiisa, Dalkiisa, Dadkiisa anfaca Aaamiiiiiin.

July,17,2008  www.Hobyoradio.com

Anagoo Kala ah

Cadar Cali Afrax
Raxmo Cali Afrax
C/laahi Cali Afrax
Xaawo Cali Afrax
Axmed warsame hirsi colow
Maxamud axmed maxamed
Ayaan C/laahi Cali
Deeqo C/aahi Cali
Axmed Maxamud C/laahi
ayeeyo  Cawralo diini
Farwadwso  C/laahi
Fawsiyo  C/aahi
Ayaanle  C/laai
 
dhamaan dadkan oo kala jooga:usa ,nairobi ,xamar
waxay tahniyad kal iyo laaba u dirayaan
 
Saciid  Cali  Afrax  iyo Deeqo Salaad oo wiil  ugu  dhashay magalada Nairobi ee dalka Kenya
 
waxaan lee nahay soo barbaar oo naqo kii dadkiisa iyo diintiisa anfaca Aaaamiin.

 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com