![]() |
||
|
|
||
|
Kooxo hubaysan ayaa Gaari Dad Rakaab ah ay Saaranyihiin Ku Rasaaseeyay W/Galkacyo ee gobolka Mudug
July,16,2008 www.Hobyoradio.com
Koox ku hubaysan hubka fud fududd ayaa gabal dhacii shalay weerar ku qaaday gaari waaraaada oo ka yimid gobolada dhexe ee dalka Soomliya xili uu marayay meel udhow koontaroolka waqooyi ee M/Gaalkacyo
Kooxahaasi hubaysan ayaa kudilay halkaasi nin la sheegay inuu ka mid ahaa rakaabka gaarigaasi waxaana dilka nin kaan u yimid kadib markii maleeshiyaadku ay Isku dayeen inay kala dagaan kaarigaasi tira dhalinyaro oo saarnaa gaarigaasi waxaana marxuunka dhintay uu ka dhaga adeegay amar kasoo baxay maleeshiyaadka hubaysan dabadeedna ay dileen Macada ujeedada ka dambaysay dilkaasi loo gaystay rayid ka ah ee kooxhaas ay toogashada ugaysteen Dhinaca kale 2 qofood ayaa shalay iyo xalay lagu afduubtay qaar ka tirsan xaafadha W/magaalada Gaalkacyo oo maamulka Puntland uu ka arimyo Afduubka oo dhacay shalay galinkii danbe ayaa in loo gaystay nin la sheegay inuu ku xamaalan jiray gaarigacan Afduubka labaad ayaa fiidnimadii xalay loogaystay nin Mu’adin ka ahaa majid bilaal oo kuyaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo kaasi oo magaciisa lagu sheegay Maxamed carabay Sida ay xaqiijiyeen ehelada wadaadkaasi waxaa afduubay rag la sheegay inay yihiin kuwo kusocday hab qabiil isla markaana labisan darayska booliska puntland 2 bada qof ee la afduubay ayaa kasoojeeda dhulka somaalidu ay dagto ee Itobiya ama Ogadenia Xiriiro dhanka telefoonada ah oo saraakiisha puntalan aan la samaynay waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan dhacdooyinkaan saacadihii ugu danbeeyay Gaalkacyo ka dhacay Falalkaan ayaa kusoo beegmaya xili qaar kamid ah salaadiinta IYO islaamada beelaha puntlan ay xiligaan wadaan dadaalo ay doonayaan inay kusoo daayaan sagaal dhalinyaraa oo uxiran maamulka butlaan sida uu hobyoradio usheegay axmed muuse oo wax garadkaa ka tirsan sheegayna in ay ku hawlanyihiin sidii dhalinyro macalimiin ah oo maamulka puntland u xiran loo soo dayn lahaa isla mar ahaantaana xoriyadooda u heli lahaayeen Cabdalla M.C/lle Hobyoradio Galkacyo State SOMalia Mobil:002529 752260 Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||