Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Sidee looga dabaaldagay  magalada San Diego maalinta  xornimada  Soomaaliyeed 1 Luuliyo,1960 . Daawo sawirada.

Jun,11,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso


 

Sidee looga dabaaldagay  magalada San Diego maalinta  xornimada  Soomaaliyeed 1 Luuliyo,1960 . Daawo sawirada.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada San Diego ee gobolka California ayaa siweyn u maamuustay maalinta xoriyada Soomaaliyeed ee 50 guuradii kasoo wareegtay 1Luuliyo, 1960   , dadweynihii halkaasi isugu yimid ooy wajigooda  farxadi ka muuqatay ayaa halkaasi waxay kusoo bandhigeen Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Xafladan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka midowga dhalinyarada Somaliyeed ee Amerika, dhanka xiriirinta waxaa  u hayay madaxa Neighborhood  Unity  Program-Manager  Maslax Farah, waxaa sidoo kale Kaamarada duubayay Mohamed.

Xafladan oo ahayd mid quruxbadan ayaa Gabdho Soomaaliyeed oo ku  labisay dharka hidaha iyo dhaqanka waxay soo bandhigeen  18 gobol ee Somaaliya , waxaa sidoo kale xaflada laga qaaday heesta Calanka iyo kuwa wadani ah, Baraanbur, Gabay, Dhaanto ayadoo sidoo kale laga jeediyay qudbooyin kusaabsan taariikhda Somaaliya iyo xaalada murugsan ee hada kajirta inta badan dalka Soomaaliya.

C/aziz Xogolof

San Diego, California

hobyoradio@gmail.com

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|