![]() |
||||||
|
|
||||||
|
Xaflad siwayn loo soo agaasima is lamarkaana ay ka soo qaygaleen mas’uuliyiin ka tir dowlad gobaleed ka Galmudug ayaa ka dhadhacday hool xafladaha dugsiga H/dhexe & Sare AL.shacab ee magaalada Gaalkacyo.
July,10,2008 www.Hobyoradio.com Xaflad siwayn loo soo agaasima is lamarkaana ay ka soo qaygaleen mas’uuliyiin ka tir dowlad gobaleed ka Galmudug ayaa ka dhadhacday hool xafladaha dugsiga H/dhexe & Sare AL.shacab ee magaalada Gaalkacyo. Maamulka Dugsiga Hose/Dhexe/Sare ee Al- Shacab Masuliyiinta Galmudug State
Xafladaan oo loogu talagalay xiritaan ka sanad dugsiyeed 2007-2008 iyo Furtaan ka sanad dugsiyeed ka 2008-2009 ee dugsiga H/dhexe & sare AL.shacab ayaa waxa soo qaban qaabiyay maamulka iyo macalimiinta School ka AL.shacab Mas’uuliyiinta gal-mudug ee xafladaasi ka sooqayb gashay waxaa ka mid ahaa :- Ku simaha gudoomiyaha baarlamaan Axmed Gayfane,wasiirka howlaha guud iyo gaadiid ka Xasan Maxamad(hayl), Af.hayeen ka dowlad gobaleed ka Gal-mudug Axmed maxamuud (Baasto),xildhibaan Caanood xaashi afdhuub,Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha Col. C/laahi Jaamac Shire(Cirro) & mas’uuliyin kale. Ardayda Al-Shacab oo Aqoontooda soo Bandhigay Dadweynihii kasoo qayb galay munaasabada dugsiga Al-Shacab 2007-2008 Ardayda dugsiga Al-Shacab Waalidiinta Ardayda Al-Shacab oo kasoo qayb galay Xaflada sanad dugsiyeedka2007-2008 Hobyo Radio News Media |
||||||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||||||