Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Xeer ilaaliyihi​i Gobolka Mudug ee Puntland oo xalay lagu dilay dhinaca waqooyi Gaalkacyo.

July,1,2012 www.Hobyoradio.com

Xeer ilaaliyihi​i Gobolka Mudug ee Puntland oo xalay lagu dilay dhinaca waqooyi Gaalkacyo.

Allaha u naxariistee Xeer ilalaiyihii Maxkamadda Gobolka Mudug Bashiir Cabdi Garaswaxaa xalay dil toogasho ah loo gaystay Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ,Sida ay wararka aan ka helayno dhinaca waqooyi ee Puntland ay sheegayaan.

Sidoo kale Xeer ilaaliyaha Xeer ilalaiyihii Maxkamadda Gobolka Mudug Bashiir Cabdi Garas, ayaa saxaafada u sheegay in ay toogasho u gaystay xeer ilalayaha koox hubaysan oo aan la aqoonsan isla markaana ka baxdsaday goobta " koox madaxa soo duubatay ayaa dilay xeer ilaaliyaha waa dhagar qabayaasha curyaamiya ummadda soomaaliyeed" ayuu yiri xeer ilaaliyuhu

Waxa uu tibaaxay xeer ilaaliyuhu in hadda ay wadaan baaritaano ku wajahan sidii lagu soo qaban lahaa cidii falka dilka ah ka danbeysay isla markaana Sharciga la horkeeni doono sida ugu dhakhsiyaha badan.

Ugu danbayntii Magaada gaalkacyo ayaa habeenadii ugu danbeeyay waxaa ka dhacaya falal amni daro ah oo loo gaysanayo dadka rayadka ah iyo waliba dad mas'uulyiin ah oo aan waxba galabsan.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|