|
Munaasabadda 1. luulyo oo ka dhacdey magaalada Kopenhegan,Denmark.
Jun,1,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Munaasabadda 1. luulyo oo ka dhacdey magaalada Kopenhegan,Denmark



Waxaa fiidnimadii xalay ka dhacay maagalada Kobenheegan ( Kųbenhavn) xaflad aad u balaaran oo lagu maamuusayey looguna dabaaldegayey munaasadadda 1. luulyo oo ah xuska 50 guuradii ka soo wareegtey xilligii ay Soomaaliya Xornimada ka qaadatey Gumeysteyaashii Talyaaniga & Ingiriiska iyo Israacii labada Gobol ee Koofurta iyo Woqooyiga Soomaaliya oo ku beegneyd 1960 kii. Xafladaas oo ka dhacday hoolka weyn ee ku.


yaala xaafadda Nųrrebro, Valhalsgade 4 ee loo yaqaan Kulturhuset (Osramhuset), dabaqa koowaad.
Xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne farabadan oo ku dhaqan magaalada Kobenheegen iyo nawaaxigeeda , ayaa dad fara badan oo isugu jira rag iyo dumarba ay ka soo jeediyeen qudbado , gabayo iyo buraanbur iyagoo
halkan ka fiirso masawirada xaflada 1 juulyo oo lagu qabtey magaalada Kobenheegan, Denmark
Daawo Sawiro dheeri ah Guji hoos
http://cid-575e4a4e06bb5cc1.photos.live.com/browse.aspx/
xaflada%201%20juli%202010%20%20oo%20lagu%20qabtey%
20copenhagen?nl=1&uc=107
muujiyey qiiro aad e weyn.
Abdiraxiin ahmed
Copenhagen,Denmark
abdiraxiin@hotmail.com

|