|
DHALASHO CAWO IYO AYAAN LEH C/raxmaan SH. Aadan Macalin iyo Foowsiya SH. Xasan SH Yuusuf oo 02/06/2010 wiil ugu dhashey magaalada Gaalkacyo .
Jun,5,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso

DHALASHO CAWO IYO AYAAN LEH. C/raxmaan SH Aadan Macalin iyo Foowsiya SH Xasan SH Yuusuf oo 02/06/2010 wiil ugu dhashey magaalada Gaalkacyo
Hooyo Nuuro Macalin Ahmed
Saadaq sh xasan Sheeq Yuusuf iyo xaaskiisa
Fartun Ali gedi iyo Caruurtooda Yusuf iyo Rayaan
Fardowsa Sh Xasan SH Yuusuf iyo seygeeda
C/caziiz Cabdulaahi Cabdi iyo caruurtooda Saadaq , Sumayo ,Sadri
C/fitaax Sh Xasan SH Yuusuf
C/qani SH Xasan SH Y uusuf
C/jibaar SH Xasan SH Yuusuf
Fahiimo SH Xasan SH Yuusuf
Fadxi SH Xasan SH Yuusuf
dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka iyo dibadaba hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan C/raxmaan SH Aadan Macalin iyo Foowsiya SH Xasan SH Yuusuf oo 02/06/2010 wiil ugu dhashey magaalada Gaalkacyo ee Dalka Soomaaliya wiilkaas oo loo bixiyey Maxamed C/raxmaan SH Aadan, waxaan leenahay soo barbaar oo noqo kii Dalkiisa Dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca Aamiin Aamiin.

 
|