![]() |
||
|
|
||
|
Madaxweynaha DG Galmudug Prof.Mohamed Warsane “Kimiko” iyo wafdigii uu hagaminaya ayaa weli socdaalkiisa ku maraya magaloyiinka mareykanka isagoo manta ku sugan magalada Nashville ka tirsan gobalka Tennessee.
Jun,30,2007 www.Hobyoradio.com
Madaxweynaha DG Galmudug Prof.Mohamed Warsane “Kimiko” iyo wafdigii uu hagaminaya ayaa weli socdaalkiisa ku maraya magaloyiinka mareykanka isagoo manta ku sugan magalada Nashville ka tirsan gobalka Tennessee.
Madaxweynaha DG Galmudug Mohamed Warsame “Kimiko” iyo wafdiigi uu hogaaminayey ayaa manta sii weeyn loogu soo dhaweeyay magaalda Nashaville ,halkaa oo dadkii degana gobolka si weyn oo aan logula harin ugu soo qeyba galay rag iyo dumar .
Madaxweynaha DG Galmudug oo halkaa ugu waramey xalada Galmudug mesha ay taagan tahay iyo in la tageero waxuu hadalkiisa sii raaciyay in arinta Galmudug aan logula harin oo lagu tageera xag dhaqaale iyo xag aqoon .
Tageerasha Galmudug oo shirka ka soo qeyb galay oo ay uu balanqaaden in ay taageri doonan DG Galmudug xag dhaqale iyo xag aqoonba . Madaxweynaha DG Galmud Mohamed Warsame “Kimiko” oo hadalkiisa ku soo gaba gabeyay in uusan nasan doonin ilaa uu booqdo meelkasta ay degan yihin tageerasha Galmudug isagoo u sii sheegay in sacad ka dib ay u safri doonan magala Chicago ee gobalka Illinois . Waxaa nasoo gaarsiiyay Libaax Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||