|
Geeri Naxdin Leh Husein C/risaq Husein oo lagu aasay Toronto,Canada +Sawiro
Jun,28,2012
www.Hobyoradio.com


Geeri Naxdin Leh Husein C/risaq Husein oo lagu aasay Toronto,Canada +Sawiro


AABAHA MARXUUM HUSEIN-- C/RISAAQ HUSEIN


Waxaa magaalada Toronto ku geeriyooday Marxuum Hussein Abdirizak Hussein oo ahaa wiil aad u da’ yar. Waxaa marxuumka salaadii janaasada loogu tukuday Misaajidka Khalid Bin Walid waxaana lagu aasay manta oo ay taariikhdu tahay June 27, 2012 qabuuraha Beach wood Cementary oo ku taalo magaalada Concord.
Haddaan nahay jaaliyadda Galmudug ee Canada, waxaan u tacsi tiiraanya leh u diraynaa hooyo Shamso Darafey iyo aabe Abdirasaaq, waxaana Ilaah ka baryeenaa in uu marxuumka Janadii Fardowsa ka waraabiyo, waalidkiisa iyo asxaabtiisana Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.
WAXAA SIDOO KALE TACSI DIRAYA
Tacsi tiiraayo leh Oo ka socoto musuuliyeenta dowlada goboleedka Galmudug Waxaana ugu horeyo.
Madaxweynaha Galmudug
Max’ed Ahmed Caalin
Madaxweyne ku xigeynka Galmudug
Cabdi samad Nuur Guuleed
Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug
Xasan Maxamuud heyl
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amniga Galmudug
Abshir Diini cawaale
Wasiirka dastuurka iyo dibu hashiinta Galmudug
Xasan Faarax Barre
Wasirka shaqada iyo shaqaalaha dhalinyada iyo ciyaaraha galmudug
Saadeq Daahir Mire
Wasiirka waxbarashda iyo barbaarinta Galmudug
Burhaan Warsame Cigaal
Wasiiir ku xigeynka wasaarada arimaha gudaha iyo amniga Galmudug
Axmed maxamuud xasan baasto
Gudoomiyaha Gobolka Mudug
Maxamuud Guure Guuleed
Gudoomiyaha Ururka Haweynka Galmudug
Xabiibo maxamed xasan konfurow
Gudomiyaha Dhalinyada Galmudug
Daahir Axmed soofe
BAHDA IDAACADA HOBYO WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYNAA C/RISAAQ HUSEIN GEEDI GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID WIILKIISA HUSEIN.
Dhamaan dadkan waxey tacsi u dirayaan Musharax C.risaaq xuseen Geeedi iyo Hooyo Shaamso Dafarey oo wiilkoodu ku Geeriyoodey Wadanka Canada Waxeyna leeyihiin Samir iyo naxariis ilaaheey ha kaa siiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|