|
Tacsi ka timid gudoomiyaha jaaliyadda UK ee Galmudug
Jun,25,2012
www.Hobyoradio.com


Tacsi ka timid gudoomiyaha jaaliyadda UK ee Galmudug
Gudomiyaha jaaliyadda G\M\uk: Mudane :Maxamed ciise Jaamac (jilibeey)
Xoghayaha Galmudug state : mudane : cabdi raxmaan ibraahim kheyre
NB:Macalin Aadaan Maxamed Jimcaale
NB:Osmaan Nuur Qeyd
NB: Xasan Maxamed saciid (FiQi)
NB:cabdi Nuur Qeyd (AFWaaX)
NB: cabdi Xuseen Wadaad (Guureeye)
NB:Xuseen Maxamed Cigaal ( xaange)
Ganacsade: Daahir axmed Diiriye (aQwaan)
Ganacsade:c\laahi Xuseen Cilmi (Faradiid)
Marwo: Foos Daahir SHiiQ
Marwo: Xaawo Salaad FiQi
Dhamaan Dadkaan kor Ku Xusan WaxeyTacsi Tiiraanyo leh u dirayaan allaha ha u Naxariistee Musharax Dr: C.risaaq Xuseen Geedi Oo Wiilkiisa Uu Ku Geeriyoodey Wadanka Canada Waxeyna ilaah ugu Baryayaan in Samir iyo iimaan Uu Ka siiyo MarxuunKaan Naxariistii Janno Fardowsa Uu ka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|