|
Allaha u naxariistee waxaa magaladda Muqdisho ku geeriyootay KAAHA CILMI FAARAH oo ah ilma BARDACAD hooyadood
Jun,24,2012
www.Hobyoradio.com


Allaha u naxariistee waxaa magaladda Muqdisho ku geeriyootay KAAHA CILMI FAARAH oo ah ilma BARDACAD hooyadood, Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo diraya caruurtii, eheladii iyo dhamaan reer Cilmi Faarax , geeridiii naxdinta lahayd ee kutimid Kaaha Cilmi Faarax ayadana janadii fardowso allaha ka waraabiyo dadkii ay ka tagtayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo aaaaaaamiin
Anagoo kala ah
Hawa Kaahiye Guuleed ( Ilmo Tima-Jilic hooyadood )
Mohamed Ali Farah (taaliyo)
Yusuf A farah(baashi)
Liiban Mahamed Hashi iyo Muwadiisa Sirad Ali Farah(timajilic)
Sahra Ali Farah
Mahad Ali Farah
Farah Ali Farah
Asha Ali Farah
Mahammed shiekhdon Farah
Farhaan shiekhdon Farah
Hussien shiekhdon Farah
Ahmed shiekhdon Farah
Burhaan shiekhdon Farah
iyo Hooyo Muhubo Cilmi Wehliye
Eedo Biyood M cilmi iyo caruurteeda
Adeer salad M cilmi iyo caruurtiisa
Dr. Omar Salad cilmi iyo Xaaskiisa Zahra Abdulahi
iyo dhamaan reer Salad cilmi oo Dhan
Reer Ahmed cilmi, reer Warsame ducaale Adan,
Saciid Mahamed Samatar iyo xaaskiisa Arda M Jaamac
iyo dhamaan reer Samatar cilmi
reer Haashi cilmi
reer Ahmed Adan Guleed
Abdulqadir M Warsame( Garas)iyo xaaskiisa shamsa A Minister
dhamaanteen waxaan tacsi u diraynaa ilma Mahamed Abdi Ali (Bardacad) oo hooyadood Marxuumad KAAHA CILMI FAARAH oo ku geeriyootay magaalada muqdisho , waxaan illaahay uga baryeynaa janadii fardowsa AAMIIN--AAMIIN.
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|