|
Tahniyad nikaax farxad leh Husein Abdi Daleel iyo istaahil hassan daleel oo bishan 8,June,2012 oo meher koodu ka dhacey magalada Galkacyo
Jun,23,2012
www.Hobyoradio.com


Tahniyad nikaax farxad leh Husein Abdi Daleel iyo istaahil hassan daleel oo bishan 8,June,2012 oo meher koodu ka dhacey magalada Galkacyo

Hambalyo iyo Tahaniyad meher oo farxad leh dhaman dadka aya magacayadooda hooska muuqdan waxa ay tahniyad meher farxad leh hawada u marinay arooska iyo aroosada kale ah Husein Abdi Daleel iyo Istaahil Hassan Daleel oo bishan June, 8, 2012 oo meher koodu ka dhacey magalada Galkacyo ee gobalka Mudug
waxaa tahniyad meher halkan ka diraya familyka reer Daleel Cali Dheer oo kale
1) adeer Cali Daleel
2) Abshir daleel
3) Adeer Guleed Salad dheer iyo caruuti
4) Abit hersi diin
5) Ahooyo hawo diin hassan
6) Awoow carab cali dheer
7) Ayeeyo sicido cali dheer
8) Eedo Hawo daleel
9) Eedo shukri daleel
10) Eedo Maryan warsame
11) Abduqadir said daleel
12) Abdullahi said daleel
13) Abdrahman said daleel
14) Abduqadir cali daleel
15) Sayid cali daleel
16) Hassan abdi daleel
17) Mursal cali diin
18) Mahamed cali diini
19) Mohamed hassan daleel
20) Abdul hassan daleel
21) Abdirask hasaan daleel
22) Kaho hassan daleel
23) Abshiro hassan daleel
24) Nastexo hassan daleel iyo seged abdirahman nur
25) Shukri adan cawel iyo seyged mahamed
26) Shamaso cali daleel
27) Fadumo adan cawel iyo seyged
28) Amino abdi daleel iyo seyged
29) Hamdi hassan sh cali
30) Sahar hassan sh cali iyo seyged abdi weheliya afrax
31) Eedo safiyo ciis cali dheer iyo seyged axmed
32) Saharo said daleel iyo seyged
33) Filsan husien daleel
34) Mohamed husien daleel
35) Abduqadir husien daleel
dhaman dadkaas oo kale joogka Kenya , sweden, Somaliya, North America iyo germany, south Africa Waxey dhamaan ehelada iyo axaabtaani tahniyad meher farxad leh u diryaan arooska iyo aroosada oo kal ah husein abdi daleel iyo istaahil hassan daleel oo 08/06/2012 meherkood ka dhacy magalad galkacyo ee dalka somaliya waxaanu leenahy wiil iyo cano, gabar iyo cano isku waara
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|