Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

MPHDO OO SOO QABANQAABISAY CIYAAR SAAXIBTINIMO OO DHEXMARTAY GALKAACYO VS GALDOGOB. (Daawo Sawirada).

Jun,23,2012 www.Hobyoradio.com

MPHDO OO SOO QABANQAABISAY CIYAAR SAAXIBTINIMO OO DHEXMARTAY GALKAACYO VS GALDOGOB.(Daawo Sawirada).

Kooxda xulka sportiga Galkacyo, Galmudug

Kooxda xulka sportiga Galkacyo, Galmudug

Madaxda MPHDO iyo Prof.C/qadir Max'ed Shirwac

Qaar kamid goblaha dhaqanka Galmudug

Wasirka Sportiga Galmudug Sadaq Dahir Mire iyo Bidix-Gudoomiye Max'ed Ciise

Waxaagalabta garoonka Kubada cagta ee Cabdullahi Ciise ku dhexmartay ciyaarsaaxibtinimo oo dhexmartay Kooxaxa kubada cagta ee Galdogob iyo Galkacyo,ciyaarteen oo ay soo agaasintay Ururka Nabada iyo Horumarina Aadanaha ee Mudug(Mudug Peace and Human Developmen Organization – MPHDO) oo garab wadashaqayn kahelaya Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Galmudug ayaa ku dhacday jawiaad u xiiso badan..Waxaa halkaas ka hadlay ugu horeyn Masuuliyiinta uruka MPHDOoo ay ka mid ahaayeen Avv. Omar Sheikh iyo Mahdi Mohamed Elmi, WasiirkaWasaarada Isboortiga iyo Dhalinyarada Mr. Saadaq Daahir Mire iyo Prof. Shirwac.Dhamaan waxay masuuliyiintan muujiyeen taageerada ay u ahaayeen ciyaarahanoocaan oo kale oo looga gol leeyahay dhiirigalinta is dhexgalka iyo iskawarqabka dhalinyarada soomaaliyeed ee ka soo jeeda degmooyinka gobolka Mudugqaasatan Galkayo iyo Galdogob

Hadabaciyaartaan  oo ahayd mid  aad  u  wanaagsan isla markaanaxiiso gaar lahayd ayaa ciyaarta qaybteeda hore ku dhamaatay 0-0, ka dib waxaala isugu soo laabtay qaybtii danbe ee cayaarta ayaa  labada kooxood midbamid kale is lahaa ka Guulayso. Wax yar ka dib markii ay ciyaartaay ka harsanayd20 daqiiqo ayaa kooxda ka Socotay Degmada Galdogob waxaa gool qurux badan u dhaliyayciyaaryahan xaga Weerarka uga ciyaara kooxdaasi, kaas oo taageerayaashikooxdaas oo uu hore kacayay Prof. Shriwac qaylo iyo saxawan ku dhufteen iyagooku muujinaya Taageerada ay u hayaan kooxda Galdogob….Waxaa ay socotabaciyaartu, Kooxda Galkayo ayaa isku dayaysay inay bareejo uun mar hesho, haseyeeshe waxaa Gool labaad la yimid Kooxdi Galdogo, goolkaas oo uu Referee-gudiiday…mar ay ciyaartii wax yar ka dhiman tahay ayaa Gool kale ay heleenGaldogob, waxaa mar labaad yeeray sawaxan iyo sacab lagu taageerayay goolkaas…iyagoocayaartooydii Galdogob ku soo xoomeen farxad daraadeed halka uu fadhiyay Prof.Shriwac iyo taageerayaashooda.. taasoo oo jawiga sii farxad galisay aamusisaynataageerayaasha galkayo…Kooxdii Galkayo waxay sameeyeen dadaal hase yeesheema  uusan u suura galin inay wax gool ahhelaan…waxayna ku soo dhamaatay 2-0 oo guusha ku raaca kooxda Galdogob.

Sikastaba ha ahaateen ma ahan markii ugu horeaysa oo MPHDO ay soo abuubulaysoCiyaaro noocaan oo kale oo ujeedadiisu tahay dhiirigalinta Nabada iyo isdhexgalka dhalinyarada soomaaliyeen meel kasta oo ay jogaan.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|