Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Shirkii Dowlada DKG ah iyo Somaliland oo lasoo gaba gabeeyay iyo Qodobo kasoo baxay shirkaasi.

Jun,21,2012 www.Hobyoradio.com

Shirkii Dowlada DKG ah iyo Somaliland oo lasoo gaba gabeeyay iyo Qodobo kasoo baxay shirkaasi.

Waxaa Goordhow magaaladda London ee dalka Ingiriiska lagu soo gaba gabeeyay shirkii ay isugu yimaadeen dowlada Soomaaliya iyo madaxda Somaliland.

Shirka ayaa waxaa kasoo baxay qodobo ilaa 8 ah oo ay isla garteen labada dhinac ee Somaliland iyo dowlada Soomaaliya iyadoona qodobadaas ay kamid yihiin in lasoo wado shirka oo kulamo kale la yeesho, shirka waxaa la sheegay in uu ahaa mid gogol xaar u ah shirar kale oo soo socda.

Waxaa la isla gartay in madaxweynaha Dowlada Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ay ku kulmaan dalka Sacuudiga si ay qeyb uga noqdaan wadahadalada labada dhinac

Si kastaba ha ahatee dhawaan ayay ahayd markii shacabka Galmudug ay soo Dhaweeyeen wada hadalada u dhaxeeya DKG ah iyo maamulka Somaliland kaasoo maanta ku soo gabagaboobay wadanka Ingiriiska.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|