Banaanab 27 June looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Somaaliya‏.oo kadhacaya magalada Den Haag ee dalka Holand

Jun,20,2008  www.Hobyoradio.com

Caalamka Codkaaga maqashii

Dibad-bax looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya.

Waqtiga: Jimco 27 June 2008

Saacada: 10-subaxnimo

Goobta: Den-haag Central Station

Dalka Nederland 

U sheeg dhamaan walaalahaa, saaxiibadaada iyo inta aad taqaan ee ka damqanayso dhibaatada heysata walaalaheena Soomaaliyeed.
 
 

Ka damqo Darxumada Walaalahaa!
 Ka soo qeyb gal wacan

 

C/llahi Cabdi Jamac

cabdulahi112@yahoo.com

Bakhti Tigree

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com