Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga DKG ah oo sheegtay inay xoogga saareyso isku xirka maamullada gobollada dalka.

Jun,15,2012 www.Hobyoradio.com

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga DKG ah oo sheegtay inay xoogga saareyso isku xirka maamullada gobollada dalka.

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga DKG AH oo sheegtay inay xoogga saareyso  qaabkii ay isugu xiri laheyd maamullada gobollada dalka si ay gacan uga geeystaan dadaallada ay dowladda dhexe kusoo celinayso kala dambeynta iyo xasilloonida dalka.

C/Samada Macallin Maxamuud Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay inay wada shaqeeyaan maamullada gobollada si loo sugo amniga.“maalmo waxaan joognay degmada Afgooye haddana waxaan Beledweyne u jooga wa inaan ka shaqeyno isku xirka maamullada gobollada dalka Beydhabo iyo Gedana waan usii gudbayaa” ayuu yiri wasiirka arimaha gudaha.

Si kastaba ha ahaato Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa wadda qorshe lagu hagaajinayo maamullada gobollada dalka si loo dardar geliyo hirgelinta maamulka wanaagsan ee dowliga ah.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|