|
Tacsi. Jaaliyadda Galmudug oo tacsi wadajir ah u diraysa AUN Cali Jaamac Ciyaar iyo Max'ed Dirshe Cigal (Haji Keysh)...
Jun,3,2012
www.Hobyoradio.com


Tacsi. Allaha u naxariistee waxaa magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kugeeriyooday Caaqil Cali Jamac Ciyaar oo ahaa ganacsade siweyn looga yiqiinay magalooyinka Galkacyo iyo Muqdisho, Marxuum Cali Jamac wuxuu kunoolaa waayihii dambe oo dhan gobolka Minnesota, Wuxuuna taariikhdu markay ahayd 11,Juun,2012 ku geeriyooday isbitaalka guud ee magaladda Minneapolis ayadoo caruurtiisa iyo eheladiisuba dhinac fadhiyaan, Geeridu waa xaq waxaa allaah SWt looga baryayaa inuu janadii Fardowso ka waraabiyo, Caruurtii iyo eheladii uu katagayna samir iyo iimaan ka siiyo aaaamiiiiiin.
Tacsi Allaha u naxariistee waxaa magaladda Nayrobi ee Kenya kugeeriyaaday taariikhdu markay ahayd 12 Juun,2012 Caaqil Haaji Max'ed Diirshe Cigaal oo kumagac dheeraa Haji Keysh, Marxuum Haji Keysh wuxuu ahaa Ganacsade, nabadood siweyn looga yiqiinay Somalia iyo Kenya, Waxaa tacsi loo dirayaa caruurtii, eheladii iyo dhamaan dadkii xiriirka la lahaa marxuumka Asagana Allaha janadii Fardowso ka waraabiyo dadkii uu katagayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo Aaaamiiin
Innaa Lillaahi Wa Innaa ileyhi Raajicuun-Kullu nafsin daa’iqatul Mowd Allaha U Naxariisto labada Marxuum Cali Jamac iyo Haji Keysh, dadkii ay ka tageen oo dhana allaha Samir iyo iimaan ka siiyo Aaaaaaamiiiiiiiiiiiin.
Anagoo Kala Ah W/america
-
Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid
-
Cabdirahman Haji Ereg
-
C/aziz Hashi Xogolof
-
Ahmed Geedi Kahiye
-
Cumar Maxamuud Cawaale
-
Max'ed Hashi Xogolof
-
Xasan Aw Aadan
-
Muxuyadin kahiye Dhoof
-
Cabdirahman Sh. Yusuf
-
Abshir Warsame Jarafle
-
Cabdulahi Xasan farax
-
Maxamuud Ducaale Kaahiye
-
Salaad Dhagaf
-
C/kariim Ahmed-Dahir
-
Xirsi Huseen Cagweyn
-
Salaad Cusman gaar gaar
-
Cabdirisaaq Dayax
-
Siciid Cali Gaas Barqash
-
Cabdisalaan Aadan Sabriye
-
Cabdi Salaad Sanweyne
-
Muxuyadin Macalin Cali
-
Cabdulahi Farax Warsame
-
Siciid Cali Cawaale
-
Cabdi Urur Maxamuud Diiriye
-
Xasan Farax Warsame
-
Cabdullahi Muxuyadin Macalin
-
Cabdulahi Max’ed Osman
-
Ahmed Hashi Warsame
-
Nuur Waheliye Nur Caruus
-
Fiaat Gurey Salaad
-
Mahad Salaad Siyaad
-
Sadaq Sh. Xasan Nuur
-
C/aziz Cilmi Geedi
-
Khaliif Aadan Bururays
-
Maryan Warsame Cawl
-
Xaawo Maxamuud Guulled
-
Maryan Cigaal
-
Siraad Maxamuud Guulled
-
Samiiro Guuleed Diini
-
Sahra Ciise Warsame
-
Cibaado Jaamac
-
Ardo Cali Cabdulle
-
Sahra Salaad Ducaale
-
Cibaado Diiriye Moolas
-
Abshiro Dayax-Leef
-
Saynab Gurey Salaad
Anagoo Kala Ah Walalaha Yurub
-
Cumar Salaad Cilmi
-
Cabdirahman Sh. Nuur
-
Ahmed Khayre Ingriis
-
Cumar Maxamud Max'ed Suuri
-
Nuur Xasan Fanax
-
Max’ed-sadaq Muxuyadiin
-
Cumar Mataan Sabriye
-
Muxuyadin Dhoolayare
-
Siciid Sabriye
-
Wadaad Yare
-
Cabdi Jamac Geedi
-
Cabduqadir Garas
-
Xasan Aadan Cade
-
Urur Maxamed Soofe
-
Faysal Jamac ganey
-
Cali mataan Sabriye
-
Xayd Sh. Max;ed
-
Cabdullahi Sh. Calisalaad
-
Cabdirisaq Sarcad
-
Cabdullahi Osman Gurey
-
Maxamuud Cabdi sabriye
-
Cabaas Sh. Siciid
-
C/rahman Maalin Guur Ayarsocoto
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|