|
Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairoobi ku Geeriyooday XAAJI MOXAMED CIGAAL DIIRSHE loona oqoon jiray XAAJI KEYSH
Jun,13,2012
www.Hobyoradio.com


Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairoobi ku Geeriyooday XAAJI MOXAMED CIGAAL DIIRSHE loona oqoon jiray XAAJI KEYSH
Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairoobi ku Geeriyooday XAAJI MOXAMED CIGAAL DIIRSHE loona oqoon jiray XAAJI KEYSH.Marxuumku wuxuu ahaa Oday Soomaaliyeed oo aad looga yaqaanay Dalka Soomaaliyeed iyo Wadamada la isku yiraahdo Est African Cantary,wuxuuna ahaa Nin Soomaalidu isugu soo hirato marka ay Carqaladi jidho suu Daawo ugu helo,wuxuu ahaa Nin Nabada iyo Walaaltinimada Soomaaliyeed u ololeeya,wuxuu ka mid ahaa Raggii Gobanimada Soomaaliyeed.
Dadka Tacsidaan diraya waxay kala yihiin:
Xuseen Sheekh Nuur Xuseen iyo Xaaskiisa Sacdiyo Suldan Maxamed Maxamud Dagal
Cabdi Yuusuf Kulmiye
Sheekh Maxamuud Sheekh Cali Jaysaai
Fartuun Maxamed Jaamac Gorod iyo caruurteeda
Caaqil Maxamed Jaamac Gorod
Cabdirisaq Maxamed Maxamud Dagal
Samiiro Maxmed Maxamud Dagal
Cabdiraxaman Maxamed Maxamud Dagal "Jibril"
Maryan Maxamed Maxamud Dagal
Maxamed Saciid Barqash iyo Xaaskiisa
Col. Abshir Jarafle iyo Xaaskiisa
Cabdirisaaq Axmed Xasan Yare iyo xaaskiisa
Cabdikariim Maxamed Cawaale iyo xaaskiis
Cabdicasiis Cilmi Geedi iyo Xaaskiisa
Cabdicasiis Sheekh Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa
Cabdiraxman Macalin Xaashi iyo xaaskiisa
Cabdulaahi Cali Kulub (Indha buur) iyo xaaskiisa
Ciise Cabdi Xasan iyo xaaskiisa
Bashiir dhato Xaashi Dagal
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|