TACSI Ka Timid Bahada saxaafadda GalMudug State Geeridii wariye Nasteex Daahir Faarax

Jun,10,2008  www.Hobyoradio.com

TACSI Ka Timid Bahada saxaafadda GalMudug State Geeridii wariye Nasteex Daahir Faarax

 

 

 

 

 

Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka tiraya dhamaan bahda saxaafdda galmudug satate oo si weyn uga naxay dilkii loo gaystay allaha unaxariisteen wariye Nasteex daahir faarax oo ahaa wariye ka hawl gali jiaray qalbka warbaahinta dalka iyo diibadaba

 

Dadka Tacsida diraya ayaa kala ah

 

1- Cilmi Kulan Geedi                   Agaasiamha idaacadda Codka mudug

2- C/waaxid Macali Isxaaq          Agaasime Kuxigeenka idaacada codkamudug

3- Liibaan Ciise Cumar               Madaxa shaqada iyo shaqlaaha Codkamudug

4- Maariya Xaashi Sheekh Cali   Maxa maaliaya codka Mudug

5- Axmed Khaliif Geedi            Madaxa wararka codka Mudug,Ahna W/Hornafrik

6- Faysal max'ed Dirir                Madaxa Farsamada codka mudug

 

7- Cabdalla Max’d C/lle  Madaxa Barnaamijyada Codka mudug Ahna W/hobyoradio iyo waagacusub ee Galmudug

8- Idiris C/kariin Nuur           

madaxa websedika Codkamudug.com

 

9- Max’d Cabdulaahi Cali Wardheere

10- Axmed Laba suule

11- Rooble Max’d Dirir         

12- Nafiso Axmed xasan

13- Faadumo xasan Ereg

14- Cabdi raxmaan M.cali

15- Tahliil xasan Ismaaciil

16- Abwaan Cali Deeq M.xaashi       W/Mudugnet       

17- C/Risaaq Yaasin Max’d               W/Hobyonet

18- Mahada Diiriye cabdi {Toronto}    Madaxa Wargayska mudug Times

19: Cali Maalin Nuur

20:Saciid Cismaan Yuusuf {Lafoole} W/Radio Banaadir

Dhamaan wariyaashaani waxay tacasi udirayaan Eheladii Asxaabtii iyo wariyaashii uu ka geeryooday allaha unaxariistee wariye Nasteex daahir faarax oo kooxo wax magarto ah dil toogasho ah ugu gaysteen magaalada kismaanyo

Waxaan leenahay asxaabtii uu ka tagay samir iyo iimaan allaha ka siiyo asagna janadii firdawsa allaha ka waraabiyo

 

AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com