Munaasabad aad ubalaaran oo xarigga looga jaray suuqa cusub ee dhawaan la dhamaysa tiaray ayaa 9/6/2008/maalinimadii isniinta ka dhacayday xarunta suuqaas ee magaalada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug state .
.JPG)
Dhismaha Suuqa Cusub ee Midnimo Market Galmudug State
.JPG)
Gudomiyaha Degmada Gaalkacyo Galmudug Mudane Xuseen Cabdille Aw Cali oo xariga kajaraya Suuqa
.JPG)
Duqa magalada Gaalkacyo Inj. Siciid Salaad Cilmi (Siciid Bul Bul
.JPG)
Wasiiru kuxigeenka Ganacsiga Galmudug ahna gudoomiyaha urur Midnimo
Marwo Xabiibo Koofurow
.JPG)
Gudomiye kuxigeenka gobolka Mudug Mudane Aweys Cali Siciid oo munaasabada ka hadlaya
.JPG)
Suuqa Midnimo Market ee magalada Galkacyo Galmudug
.JPG)
Madaxdii Galmudug ee kasoo qaybgashay xaflada lagu furay Suuq weyn ee Midnimo Market..
Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka gobolka Mudug ee Galmudug kan Midnimo iyo horseed ayaa waxaa ka soo qayb galay masu’uliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug state,ururka haweenka Galmudug, bahada saxaafdda, Iyo marti sharaf kale oo soo buux dhaafiayay halka ay xafladuu ka socotay lagana dareemayay dareen farxad leh.
.JPG)
Gudoomiyaha Suuq Midnimo Marwo Shugri Sheekh Doon
.JPG)
Wariye Cabdalle oo hortaagan Suuqa Midnimo Market
.JPG) |
.JPG) |
| G.degmada Galkacyo Xuseen Cabdile Aw Cali |
Siyaasiga Cali Xisbi |
.JPG)
Mudane Cabdulahi Cumar Kaahiye masuul katirsan GSA
.JPG)
Haweenkii Kasoo Qayb galay Xaflada Furitaanka Suuqa Midnimo Market
.JPG)
Dr. Busuri Xasan Waaxda Agaasimaha Caafimaadka Galmudug State
Waxaa munaasabdda ugu horayntiiba ka hadashay wasiir ku xigeenka ganacsiga Galmudug,ahna gudomiyaha ururka haweeenka Galmudug state marwo Xabiibo Koofurow oo hambalyo iyo gacmo furan ku soo dhaweysay masu’uliyiinta dawlad goboleedka Galmudug iyo marti sharfkii kale ee xafladda ka soo qayb galayba, Intaas kadibna waxaa bilaabatay qudbooyinkii xafladda loogu tala galay oo ay ugu horaysay gudoomiyaha suuqa MIDNIMO Shukri Sheekh Doon oo munaasabadda ka aqrisay dastuurka iyo xeerarka uu suuqa midnimo ku shaqaynayo iyo sida loogu baahanayahay in nadaamka guud ee ganacsiga suuqa la ilaaliyo.
.JPG)
Abwaan Caldeeq Max'ed Xaashi oo munaasabada gabay ka jeediyay
.JPG)
Wariye Dhiidaal oo munaasabada hadalo ka jeediyay
.JPG)
Abwaan Kaadheeri iyo Abwaanad Fadumo Xasan Ereg oo munaasabada kusoo bandhigay Ruwaayad
Munaasabadda lagu furayay suuqaas cusub ee MIDNIMO ayaa waxaa masuuliyiintii ka hadshay ka mid ahaa Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug ee Galmudug mudane Aweys cali saciid,duqqa degmada Gaalkacyo mudane INJ,Saciid Salaad Cilmi {Saciid Bul Bu}wasiir ku ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Galmudug mudane Busuri Xasan Nuur,siyaasiga Cali xasan Cali {Cali xisbi} C/laahi Cumar kaahiye oo ka tirsan ha’adda GSA oo dhismaha suuqa hirgalisay,
Waxaa sidoo kale riwaaydo iyo gabyo xiiso badan munaasabdda kasoo jeediayay abwaan CaliDeeq M.Xashi, Abwaan kaa dheeri iyo abwaanad Faadumo Xasan Ereg.
Ugudanbayntii waxaa suuqa MIDNIMO xarigga kajaray gudoomiayaha degmada Gaalkacyo ee Galmudug state Mudane Xuseen C/lle Aw Cali oo hadal gaaban uu jeediyay sheegay in hadda wixii kadanbeeya uu suuqaas furanyahay una ma had celinayo gabdhaha Galmudug ee munaasabada soo qaban qaabiyay suuqana gacanta ku haya iyo sidoo kale ha’adihii fulayay dhisamaha suuqaas ee ayna ka mid yihiin hay’addaha GSA Nor'Som,Yme, iyo kuwo kale oo dhaqqale u huray suqaas cusub ee MIDNIMO
Munaasabduan jawi wanaagsan ayay ku soo idlaatay.

Cabdalla M.C/lle
Hobyoradio Galkacyo
GalMudug Satate
SOMalia
Mobil:002529 752260
Cabdalla45@hotmail.com