|
Kalafayadii Golaha Baarlamanka Galmudug oo Maantay Furmay .
May,7,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee April,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
Kalafayadii Golaha Baarlamanka Galmudug oo Maantay Furmay

Xarunta Goalaha Wakiilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kafurmay Kalafayadii caadiga ahaa ee baarlamanka waxaana maanta furay Kalafadiyada golahaasi Kusimaha Madaxweynaha ahna madaxweyne Kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Madane Cabdisamad Nuur Guuleed isagoona kula dardaarmay xubnaha baarlamanka in ay noqdaan kuwo sidii loo abuuray ooga soobaxa howshooda

Sidookale furitaanka kalafadiyada baarlamamanka waxaa isna maanta hadal kajeediyey Kusimaha Baarlamanka ahna Gudoomiye Kuxigeenka Cowke Shiiq Cabdirixmaan isagoona Shaaca kaqaaday in goalaha Baarlamanku howshiisa uu u ugudandoojna sidii loobaahnaa wuxuuna yiri {Saaka oo taariiqdu kubeegantahay 5/6.2010 waxaa furmay kalafadiyadii baarlamanka waxaana kalafadhiga maanta sooxaadiray 18 xubnood kuwav dhimana waxaana aqbaar naga soogaartay ay sheegeen in ay cudurdaarteen arimo ugaar ah owgood waxaana haatan baarlamanku anba qaadi doonaa howshiisii googtada ahayd maadaama fasax laga yimid
Sikastaba ha ahaatee Golaha baarlamanka ayaa in mudo ahba ku maqnaa fasax waxaana mudooyinkaanba aan jirin wax fadhi ah oo uu yeesho iyadoo ay jiraan irimo xasaasi ah oo kajira deegaanada Galmudug sida saan saan ku aadan qabsashada kooxda maleeshiyada ee Degmada xarerdheere
 
W/D Rooble Maxamed Diriir
Agaasime Siciid
Xogolof
(Jaani
)
|