|
Mahad Gaara Wariye Cabdalle M Cabdille oo marwalba u taagan wararka deegaanada Galmudug. By. C/aziz Xogolof |
Ururka Somali Society Develipment Associaton{SOSDA}oo ah urur samfal oo ka shaqeeya hawlaha caafimaadka iyo wax barshada kana hawl galada deeanada dawlada goboleedka Somaliyeed ee Galmudug state iyo Hay’adda Oxfam Nofib oo ah hayd dhanka wacyi galinta iyo tababarada kor loogu qaadayo aqoonta caafimaadka ka wada Soomaliya ayaa wada wacyi galin balaaran oo uu ka sameeyay tuulooyin degmooyin ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug state.
.JPG)
Agaasimaha Sosda Shuuke Xogolof oo Wacyi galinaya dhalinyarada degmada Celguula.
.JPG) |
.JPG) |
| Ardayda Dugsiyada Dhexe/ Sare ee degmada Celguula |
Ardayda kala duwan ee Celguula oo loo sharaxayo
HIV/ADS
|
.JPG)
Gabar kamid ah ardayda Celguula oo ka hadlaysa Siminaarka..
Wacyi galintaan oo ay meelaha ay ka ilaa hadda ay ka wadaan ay ak mid tahay magaalada gaalkacyo uuna ururku gudaha magaalada gaalkacyo sidii ay uga hortagi lahaayeen cudurka dilaaga ah ee HIV/ADS Wadooyinka waa weyn ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meelaha isgoysyada ah ayaa waxaa marka aad marayso waxaad ku arkaysaa tabeelayaal ururka SOSDA ku dhajiyay oo ay ku qoran yihiin Erayo wacyi galin ah oo ay ka midka yihiin "BARO SIDA UU KU FAAFO HIV/ADS INTA UUSAN KU HALEELIN KANA DIGTOONOW" "Ogow ShalLaay ADS Kuma Shaafiyo" iyo Erayo kale oo dadka looga digayo wax yeelada cudrkaas halista ah,

Dr. Cali Cabdi faarax oo Caafimaadka u Sharaxaya dhalinyarada degmada Celguula..
.JPG) |
.JPG) |
| Ardayda Dugsiyada kala duwan ee degmada Celguula |
Tabeelaha Hay'ada Sosda, Global fun, Oxfam Novib |
Ururka SOSDA iyo Hay’adda Oxfum Nofib ayaa sidoo kale wacyi galin kaas la mid ah ka sameeyay degamda Celguula gobolka hobyo ee galmudug waxaana degmada Celguula ururka SOSDA dhawaan ku qabatay siminaaro dahwr ah oo qayabaha kala duwan ee bulshada reer celguula lagu wacyi galinayay. Aradayada wax ka barata Dugsiga H/Dhexe degmada Celguula iyo machadka caafimaadka Celguula ayaa lasiisyay wacyi galin balaaran oo ku saabsan siyaabaha uu ku faafo cudurka HIV/ADS iyo sida looga hortagi karo.
.JPG)
Baabuurka Wacyigalinta oo Maraya Wadooyinka Degmada Celguula ee Galmudug State
.JPG) |
.JPG) |
| Wacyi Galin kasocota wadada degmada Celguula Galmudug |
Gaariga Wacgalinta oo dhex mayaraya degmada Celguula |
Munaasabad aad ubalaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qayabha bulshada odayaasha,waxgardka,haweenka,dhalinyarada,iyo maamulka degmada ayaa lagu qabatay xarunta degamada Celguula waxaana ujeedadu ahayd ka wacyi galinta dadka deeganka cudurka HIV/ADS waxaana casharo arimaahi la xiriira bixinayay madaxa caafimaadka isbitaalka degmada celguula Dr.Cali Cabdi faarax oo dhamaan ka soo qayb galayaasha siminaarka ka dahcay celguula ugu baaqay in wax badan ka bartaan dhibaatooyinka cudrka asgoo dhaqtarku tilmaamay in cudurka uu siyaabo badan ugu yimaado haba ugu horayso galmada xaaraanta ah iyo siyaabo kale oo cudurkas ku yimaada D.r.Cali cabdi faarax wax uu ku baraarujiayay dadweynaha degmada celguula in cudurku uu ku dhici karo muslim iyo gaal,shayb iyo dhalinyaro, culimo iyo caamo, oo ayasan jirin cid gooni ah oo la oran karo cudrka waa u gooni sida uu dhaqtarku xusay waxa jira dad badan oo aaminsan in cudrku ku dhaco oo kaliya dadka aan islaamka ahayn taasina ay tahay mid aan jirin hase yeeshee dhaqtarku carabka ku dhuftay in baaritaan badan oo la sameeyay ay jiraan.
.JPG)
Dr.Max'ed Haji Ereg oo Wacyi galinaya Dadka Waaweyn ee Degmada Celguula ee Galmudug State.
.JPG) |
.JPG) |
| Gudomiyaha Ururka haweenka Caasha Barre |
Odayaasha degmada Celguula oo siminaar lasii nayo. |
.JPG)
Mid kamid ah Waxgaradka degmada Celguula ee dowlad goboleedka Galmudug State.
Waxaa sidoo kale siminaarka wacyi galinta ah ee ururka sosda u qabtay bulshada reer celguula ka hadlay masu’uuliyiin ka tirsan ururka sosda ayna ka mid yihiin gudoomiayaha ururka Dr.Max’d Xaaji Ereg iyo agaasiamha guud ee SOSDA Mudane C/Naasir C/laahi {Shuuke}oo labduba ka hadalay sida loogu baahanyaha dhamaan bulshadu in ay u ogaadaan dhibaatada iyo waxyeelaiisba Waxaana araintaani wacyi galinta ah ee ururka SOSDA iyo Hay’adda Oxfam Nofib iska kaashaeen soo dhaweeyay dhamaanaba bulshada deeganada dawlad goboleedka Galmudug state.

Cabdalla M. Cabdille
Hobyoradio
Gaalkacyo, Galmudug State Of Somalia
Mobail:0025290752