Waxaa markii ugu horaysay deeq lacageed soo diray xubno k atirsan jaaliyada dibdda ee dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka Minnesota deeqdaan ayaa waxaaloo soo diray qaar ka tirsan dadkii abaarihii dabda dheeraaday ee ka dhacay gobolada Mudug iyo Galgaduud ay saamaynta balaaran ku yeeheen aydoona ay jirto in dad badani ay ku xoolo beeleen kadib markii xoolahoodii ay baad iyo biyo waayeen jaaliyada dibadda ee dalka marakanka magaalada Minnesota ayaa waxa ay deeq lacageed u soo direen hooyo lacgu magacaabo safiyo cali oo degan duleedka tuulada Karin dagaari oo 30KM Gaalkacyo dhanka koonfureedk kaga began Safiyo cali waa hooyo dhashay 6caruur ah oo midka ugu yari uu dhashay 2cisho ka hor safiyo cali ninkeeda waxaa la yiraahdaa shariif badgal..JPG)
 |
.JPG) |
| Haji Maxamuud oo booqday Maxamuud Barkhadle |
Maxamuud Barkhadle |
.JPG)
Qoyska Safiyo Cali oo guud ahaan tirdoodu tahay 8ruux ayaa ku xoola belay abaarihii ku dhufatay gobolkada mudug iyo galgaduud waxaana guud ahaanba ka baaba’ay xoolihii ay lahaayeen sida arigii iyo awrtii gaadiidka u ahaa sida hobyoradio ay uxiiijiyeen shariif badgal iyo safiyo oo ah aabaha iyo hooyada qoyskaas aana ku booqanay halka ay deganyihiin ee duleedka Karin dagaari
.JPG)
Xaji oo gacanta ku taagaya Qabri ilma Gaajo iyo Nafaqadaro u dhintay
.JPG)
.JPG)
Walaalaha deganka magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa markii ay ka war heleen dhibaatada haysata qoyskaasi waxa ay soo gaarsiiyeen deeqlacageed oo dhan$250{laba boqol iyo konton doolar} oo ay ugu talgeleen in ay maamlmo yar wax ka dhigtaan maadaama aysan cidana umqnayn ceelna uqodnayn qoyskaasi ku cayrtoobay abaaraha saameeyaydeeqdaan lacgeed ayaa lasoo dhigay shirkadda xawaaladda Hodan Global aydoona wakiil uu ka ahaaa lacagtana uu gaarsiiyay xaaji Maxmed Maxud xaafaa {Dhalaweyn} oo deegaanka garin dagaari ugu geeyay lacagtaasi waxaana deeqda ka gudoomay Safiyo Cali oo xiligaas kugriga aan ugu taganay waxa ayna ka mahad celisay deeqda walaalaha Minnesota u soo dirteen waxa ayna ALLAAH uga bariday in mid ka khayr badan uu ugu badalo waana markii ugu horaysan ee deeq sidaan oo kale ah walaalahadibadda ku nool ay u soo diraan dakii abaaruhu cayrteeyeen waxaana la oran karaan waa mid ku dayasho mudun oo looga baahan yahay walalaha dibdda ku nool sida ay reer Minnesota deeqda u soo gaarsiiyeen qoyska Safiyo Cali.
.JPG)
Xoolo Abaari Laysay
dhanka kale dad badan oo abaartu saamaysay ayaa ku nool deegaanka Karin Dagaari ee deegaanda Galmudug sida aan ku arkaysaan sawirada aan ka soo qaadnay hakaasi waxa ay ubaahan yihiin kaalmu loo fidiyo,intii aan ku sugnayan duleedka tuulada karindagaari waxaa nala tusiyay meel uu ku duugan yahay ilmo yar oo sida naloo sheegay u geeriyooday baahi iyo haraad abaarta awgeed waxaan la soo koobi Karin dhibaatooyinka ka jira deegaandaas ka tirsan Galmudug qaarkood oo ay ku nool yihiindaka dadka abaartu saamaysay in kasta oo meelo badan oo ka tirsan deeganada Galmudug ay roobab badni ka de ‘eed hadan cidii ay xoolihii abaartu ka dhamaysay ayaa meelahoodii iska degan maadaama aysan xoolo ay daaq gaystaan iyo gaadiid ay ku guuraan midna haysan.

Cabdalla M.C/lle
Hobyoradio Galkacyo
GalMudug Satate
SOMalia
Mobil:002529 752260
Cabdalla45@hotmail.com