Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Gudoomiyaha Baaralamaanka Galmudug Xasan Maxamud Hayl Ayaa Maanta Ka'anbabaxay Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug.

May,29,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Gudoomiyaha Baaralamaanka Galmudug Xasan Maxamud Hayl Ayaa Maanta Ka'anbabaxay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Dawlad Gobaledka Galmudug.



Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl Ayaa Safar Dhanka Wadanka Maraykanka Kaga'anbabaxay Maanta Magaalada Gaalkacyo.



 
Gudoomiyaha Ayaa Safarkiisa kusheegay inuu ku hormarayo Wadanka Maraykanka kadibna kaga siigudbi doono Dalal kale oo katirsan Caalamka oo ay Kamid yihiin Canada,iyo Imaaraadka Carabta.
 


Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl Ayaa inta uu san Kaduulin Garoonka Diyaaradaha ayaa Waxa uu kula hadlay Saxaafada Asagoona Sheegay in uu Safarkiisa kuqotomo Sidii Jaaliyadaha Galmudug Ee Wadamadaasi ugu Dhaadhicin lahaa Sidii Wax loogu Qaban lahaa Maamul Gobaledka Galmudug iyo in Lagu Baraarujiyo Hormarka Lataaban Karo Ay Samaysay Galmudug.
 
 
Maray Saxaafadu Wax kawaydiisay Gudoomiyaha Safarkiisa inuu mid Shaqsiyadeed Yahay, ayuu Kujawaabay inuusan Ahayn Safarkiisa Mid Shaqsiyadeed balse uu Kusheegay inuu yahay mid uu Casumaad Kagahelay Dhanka Maamulka Galmudug.
 
 
Gudoomiyaha ayaa intaas Kudaray in uu Safarkiisa Ku Egyahay Bartamaha Bisha July Ee Sanadkaan kadibna Waxa uu dib ugu Soonoqondoonaa Magaalada Gaalkacyo.
 
 
Waa Markii ugu horaysay uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamud Hayl Safar ugu anbabax Dalka Dibadiisa Tan iyo intii loodoortay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Sidookale Waxa uu Safarkiisa imaanayaa Xili uu Dalka Kamaqanyahay Madaxweynaha
 
By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|