Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Ilaalada Hotel Aaran ee Waqooyiga Gaalkacyo oo Maanta Toogtay Darawalkii WFB ee Koonfurta Gaalkacyo.

May,17,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee April,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Ardayda Galmudug ee dalka Masar iyo wasirka qorshaynta iyo xiriirka caalamka Dr. Cumar Suri oo kulmay. Daawo Sawirada

Ardayda Galmudug ee waxbarata Jaamacadaha Masar ayaa la kulmay Dr. Cumar Maxamuud Max’ed Rooble ( Cumar Suuri ayagoo kawada hadlay xaalada ardaydu kusugtahay  iyo wasiirka oo oga warbixiyay xaaladaha deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.

Ardadan oo tiradoodu la’egtahay 26 lix iyo labaatan ayaa wasiirka oga warbixiyay xaaladooda ayagoo sheegay in uu u dhisanyahay Urur ay kumidaysanyihiin ardada Galmudug kaasoo la aas aasay 2006 markaasoo ay yimaadeen ardadii ugu badnayd ee ka kala yimaada Galmudug, Muqdisho, Nayroobi, Suudaan, Yemen iyo waliba kuwa kayimid wadamada Yurubta iyo W/amerika, ardada ayaa intooda badani ka qalinjabinaya Jaamacada  sanadka soo socda wasiirka ayaa ku booriyay ardada  in loo baahanyahay inay ku noqdaan Galmudug marka ay soo dhamaystaan waxbarshadooda si ay oga qaybqaadataan dhismaha iyo Horumarka Galmudug, wasiirka ayaa ardada kula dardaarmay inay dhamaystaan waxbarshadooda asagoo warkiisii sii wata ayuu ku yiri waxaad safiiro u tihiin Galmudug waxaana lainka doonayaa inaad sumcad fiican usoo jiidaan dadkiina iyo Galmudug.

Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka caalamaka Galmudug Dr. Cumar Suuri  ayaa u yimid dalka Masar inuu kala hadlo wasaarada waxbarashada ee dalka Masar sidii  ay deeq waxbarsho usiin lahaayeen ardada Galmudug ee kasoo baxday dugsiyada sare.

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|