Ardayda Galmudug ee Jaamaca Gaaff ee Dalka Yeman oo tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii uu ka geeriyooday Raage Max'ed Cabdi
March,5,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso
wararki
Idaacada
Hobyo ee
March,4,2010

Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
Ardayda Galmudug ee Jaamaca Gaaff ee Dalka Yeman oo tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii uu ka geeriyooday Raage Max'ed Cabdi
INAA LILAAHI WAA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadiraya dadka kala ah
1. Maxamad C/lahi Cali Wardhere (Gudoomiyaha ardada Galmudug ee qurbe joogta ah )
2. Maxamad Cali afrax
3. Cumar Macalin saciid cabdille
4. Xuseen maxamed cusman
5. Yusuf ciise susman
6. Xasan axmed duraan
7. C/qadir xalane jamac
8. C/lahi macin xasan
9. Sh.nuur naajix
10. C/waxid macalim isaaq
iyo dhamaan ardada jaamaca Ah gaaff ee dalka yaman
waan tacsidadaan u diraynaa Ahalkii,asaxaabtii,caruurtii iyo dhamaan dadkii u jeclaa ayaguna jeclaa MARXUUM Raage macamad cabdi rooble oo gacan kaxaqdarini ku dishay 04/03/2010 masjid ohtii
waxaan alle uga baryaynaa naxariistiisa in uu siiyo janada xisaabla aan galiyo danbigiisa dhaafo dhamaanteena samir buuxa uu nagasiiyo booskiisana badal wanaagsan noo galiyo amiiiiin amiiiiin amiiiiin (inaali laahi wa inaa ilayhi raajicuun)
waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadiraya dadka kala ah
Maxamad c/lahi cali wardhere (Gudoomiyaha ardada Galmudug ee qurbe joogta ah )

By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

Daawo Video laga soo duubay
Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula
