Dhammaan Madaxda Iyo Shaqaalaha Shirkadda Duulimaadka Diyaaradaha Ee Jubba Airways waxay tacsi u dirayaan eheladii Raage Max'ed Cabdi

March,5,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idaacada Hobyo ee March,4,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Dhammaan Madaxda Iyo Shaqaalaha Shirkadda Duulimaadka Diyaaradaha Ee Jubba Airways waxay tacsi u dirayaan eheladii Raage Max'ed Cabdi Cabdi.

INAA LILAAHI WAA INAA ILEEYHI RAAJICUUN                            

Dhammaan Madaxda Iyo Shaqaalaha Shirkadda Duulimaadka Diyaaradaha Ee Jubba Airways Sida:- Gaalkacyo, Bossaso, Mogadishu, Hargeysa, Jibouti, Nairobi, Ugandha, Jeddah, Iyo  Dubai Iyo xafiisyada kale ee Jubba airways Ku leedahay Dalka dibadiisa  Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan  Eheladii , Qaraabadii Iyo Asxaabtii uu Ka geeriyooday, Marxuum, RAAGE MOHAMED ABDI oo Ka mid ahaa Shaqaalaha Shirkadda Jubba airways, oo xalay Lagu dilay Magaalada Gaalkacyo, Waxaana leenahay Illaahay samir iyo Imaan ha ka siiyo intii uu ka geeriyooday isagana naxariistii Jano allaha ka waraabiyo eheladiisana badal khayr qaba allaha siiyo

AMIIN, AMIIN, AMIIN

Jubba airways

 


By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay

Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com