![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Ardaydii kasoo baxday dugsigii hoose ee magaalada Ceel-Guula ayaa Soodhaweeyay dhagaxdhigii madaxwayne Maxamed Axmed Caalin
March,4,2010 www.Hobyoradio.com
Ardaydii kasoo baxday dugsigii hoose ee magaalada Ceel-Guula ayaa Soodhaweeyay dhagaxdhigii madaxwayne Maxamed Axmed Caalin uu dhagaxdhigay dugsiga sare ee magaalada Ceel-Guula ee dawlad gobaleedka Galmudug. http://www.hobyoradio.com/3,2,101Dugsiga-sare-Ceelguula.htm
Daawo Video laga soo duubay Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||