![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Madaxwaynaha Galmudug oo maanta Xariga Kajaray Saldhiga Ciidanka Dagmada Ceel-Guula ee Dawlada Galmudug. Daawo Sawirada
March,2,2010 www.Hobyoradio.com
Madaxwaynaha Galmudug oo maanta Xariga Kajaray Saldhiga Ciidanka Dagmada Ceel-Guula ee Dawlada Galmudug. Daawo Sawirada
Dr.Max'ed Ereg, M/weyne Caalin, W/w Burhaan, Col. Muxuyadin, Dr. Cumar Suri
Macalin Cabdullahi Sh. Yuusuf
Madaxwaynaha Dawlad Gobaledka Galmudg Mudane Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta Xariga Kajaray Saldhig Ciidan uu yeelanayo Taliska Ciidanka Dagmada Ceel-Guula ee Dawlad Gobaleedka Galumdug, Aydoo maanta uu Safar ku tagay Asaga iyo Wafdi uu Hugaaminaayo.
Dhanka Kale Taliska Ciidanka Magaalada Ceel-Guula Ayaa Markii hore waxaa Xero Ciidan ay ku lahaayeen Duuleedka magaalada Ceel-Guula aydoo Gudaha Magaalada Xarun Ciidan ay kulahayn.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Col. Max'ed Ahmed Caalin
Madaxwaynaha Dawlad Goboledka Galmudug Mudane Maxamed Axmed Caalin ayaa Waxa uu kahadlay Furitaanka Saldhiga degmada Ceelguula Asagoo Sheegay in maanta Wixii Kabilawda uu Saldhiga Fuarnyahay.
Taliyaha ciidanka booliska degmada Ceelguula Col. Max'ed Geele Galbayte
Dhanka Kale Taliyaha Ciidanka Dagmada Ceel-Guula ee Dawlad Gobaleedka Galmudug Maxamed Geele Galbeyte Ayaa waxa uu Sheegay in ay Soo Dhawaynayaan Furitaanka Saldhiga uuna Ugu mahadceliya Madaxda Dawlada Galmudug Dhamaantoo Waxa uu Sidookale Sheegay in ay Kushaqayn doonaan Wixii Sharciga waafaqsana ay Kuqabandoonaan.
Daawo Video laga soo duubay Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||