TAHNIYAD DHALASHO C/raxmaan Cusmaan Gelle iyo Dhuuxo Cali Salaad nuur oo uu wiil ugu dhashay dalka ka Maraykanka, wiilkaas oo loo bixiyay CAMAAR
March,11,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee March,10,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
TAHNIYAD DHALASHO C/raxmaan Cusmaan Gelle iyo Dhuuxo Cali Salaad nuur oo uu wiil ugu dhashay dalka ka Maraykanka, wiilkaas oo loo bixiyay CAMAAR

waxaa hal kaan tahniyad dhalasho ka diraya dadka kala ah
1. hooyo salaado cali 1. aabe c/lahi cali wardheere
2. cabdi cali salad nuur 2. hooyo nuuro cali
3.a bshir cali salaad nuur 3. hooyo amino xuseen xasan
4. khaliif cali salaad nuur 4. hooyo sahra c/lahi
5. muxyadiin cali salaad nuur 5. roodo c/lahi cali wardhere
6. cabdi cali salaad nuur 6. sucdi c/lahi cali wardhere
7. nadiifo cali salaad nuur 7. saynab c/lahi cali wardhere
8. sahro cali salaad nuur 8. faadumo c/lahi cali wardhere
9. maryan cali salaad nuur 9. xamdi c/lahi cali wardhere
10. muxubo cali salaad nuur 10. qadro c/lahi cali wardhere
11. farxiyo cali salaad nuur 11. ramlo c/lahi cali wardhere
12. xalwo cali salaad nuur 12. maxamad c/lahi cali wardhere
13. xamdi cali salaad nuur 13. uways c/lahi cali wardhere
14. abshiro cali salaad nuur 14. sayid cali c/lahi cali wardhere
15. istaahil cali salaad nuur 15. c/lahi maxamed c/lahi cali
iyo dhamaan reer cali salaad nuur iyo dhamaan reer c/lahi cali wardheere
waxaan tahniyad u diraynaa dhamaanteen
Aabe: C/raxmaan Cusmaan Gelle
Hooyo: DHuuxo Cali salaad nuur oo uu wiil u dhashay dalka Maraykanka waxaana loo baxshay CAMAAR C/raxman waxaan leenahay Camaar soo barbaar noqo kii Diintiisa,Dalkiisa iyo Dadkiisa anfaca alle waxaan uga baryeeynaa waalid kii inuu siiyo awlaad badan oo aduun iyo aakhiraba anfaca AMIIN AMIIN .......
By. maxamad c/alahi cali (wardheere)
E.mail:amiin4me@hotmail.com
tel:00967736554357
hobyoradio
yaman


W/D Rooble Maxamed Diriir
rooble771@gmail.com
Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Glamudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

Daawo Video laga soo duubay
Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula
