Wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka Bada ee Galmudug oo ka warbixisay hadal dhawaan kasooyeeray Madaxwayne Caalin

Feb,28,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idaacada Hobyo ee Feb,28,2010 Dhagayso

Wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka Bada ee Galmudug oo ka warbixisay hadal dhawaan kasooyeeray Madaxwayne Caalin


Wasaarada Kaluumaysiga iyo qayraadka Bada ee Dawlad Gobaleedka Galmudug oo kawarbixisay wax qabadkeeda iyo Hadal Dhawaan kasooyeeray Madaxwaynaha Galmudug mudane Maxamed Axmed Caalin.


Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo Qayraadka Bada Maxamed warsame Cali {Gurey} ayaa kawarbixiyay wixii u qabsoomay iyo Hadal Dhawaan Kasooyeeray Madaxwayne Maxamed Axmed Caalin.



"Madaxwaynaha Galmudug waa kii kudhawaaqay Bishaan Nagu soo socota kawdeeda dakada hobyo lafuri doono waqtigaas wixii kadanbeeya inay furantahay marka hadaan kaasiiyo fah faahin dheeraad ah wasaarada kaluumaysiga iyo qayraadka bada hada wayshaqaysaa oo hoolo badan ayay doonaysaa inay qabato Runtii waxaa larabaa in nala garab qabto waxan garab kasugaynaa Shacabka Reer Galmudug meelkasta oo ay joogaan Ganacsatada iyo Dhamaan Dadka Reer Galmudug"


Ugu Danbaytii waa Markii Ugu horaysay ee Ay waxqabadka wasaarada Kaluumaysiga iyo qayraadka bada ay kahadasho Arin waxqabad tan iyo markii Dhidabada Lootaagay.


C/wali Maxmed Sheekh Washitoon
Hobyo Radio Galkacyo Galmudug Somaalia
wali712@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com