Shir lagu Xoojinayo Shareecada islaamka oo Culuma'udinka Nabadoonada Gobolka Shabellada Dhexe ay ku yeesheen Dagmo katirsan Gobolka Shabellada Dhexe.

Feb,22,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idaacada Hobyo ee Feb,22,2010 Dhagayso

Shir lagu Xoojinayo Shareecada islaamka oo Culuma'udinka Nabadoonada Gobolka Shabellada Dhexe ay ku yeesheen Dagmo katirsan Gobolka Shabellada Dhexe.
 
Shirkaani Jaraa'id oo Sooqaban qaabiyeen Culuma'udiinka Kudhaqan Dagmada Cadal Ee gobolka Shabellada Dhexe ayaa waxa uu kusoobsanaa Sidii Korloogu Qaadi lahaa Kudhaqanka Shareecada Islaamka.
 
Waxaa Shirkaasi Kasoo qaybgalay odayaasha waxgaradka iyo Nabadoonada Kudhaqan Dagmada Cadal ee Gobolka Shabellada Dhexe Waxaana Halkaasi Qudbad Kajeeiyay mid kamid ah Dadka Soo qaban Qaabiyay shirkaasi oo soconayay Mudo Sadex Cisho ah sidookale waxaa halkaasi Kahadlay Mid kamid ah Nabadoonada Kudhaqan Dagmada Cadal IBRAAHIN XAASHI asagoo Hadlaya ayaa waxa uu yiri" Shirkaan waxaa larabaa In Korloogu qaado Diinta Islaamka Shirkaan waxaa Soo qaban qaabiyay Culuma'udiinka wayna ku mahadsanyihiin"
 
Iskusoo wadaduub ma'anah markii Ugu Horaysay Shareecada Islaamka Qabanqaabis laga Bilaabo Gobolada Dhexe ee dalka Soomaalia iyadoo Maalmihii Ugu Dandeeyay laga Dareemaya Gobolka Shabellada Dhexe Dagmooyinkiisa in ay kabilaabaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sidii Korloogu Qaadi lahaa Kudhaqanka Shareecada islaamka.
 
 
 
Wariye Maxamed Amiin C/laahi Isxaaq
Hobyo Radi Gobolka Shabellada Dhexe Jawhar



 

 

 

Daawo Video laga soo duubay


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com