![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Amaanka Galkacyo oo sooxumanaya ayadoo maalmihii ugu danbeeyay xaalada Galkacyo ee Amaan ay sii xumanayso. Feb,3,2010 www.Hobyoradio.com Amaanka Galkacyo oo sooxumanaya ayadoo maalmihii ugu danbeeyay xaalada Galkacyo ee Amaan ay sii xumanayso Labadaan qof ee Dumarkaa ayaa waxaa lagu kala magacaabaa shugri Nuur Sharmaake Gaab Iyo sacadiyo Xuseen Mire ayagoona sheegay in ay Galabta Aroos u aadeen Waqooyiga Galkacyo kadibna xili habeen ah lagu gaaray waxa ay Kasoo Anbabaxeen waqooyiga Galkacyo ayagoo ku soo jeeday koonfurta Galkacyo Halkaasi oo guryahooda ay ku yaalaan intii ay soogaarin koonfurta Gaalkacyo oo Hoygooda ah oo ay kasoo anbabxeen Goobtii arooska ee Waqooyiga Galkacyo Ayay sheegeen in ay kahoryimadeen labo nin oo hubaysan Ayagoo markaas dhac u Gaystay kana qaatay qalab ay wateen labadaasi qof ee Dumarka ah
Daawo Video laga soo duubay
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||