Dagaal U dhexeeya Kooxaha Burcad Badeeada ah oo Kaqarxay Xarerdheere
Jan,19,2010
www.Hobyoradio.com
Dagaal U dhexeeya Kooxaha Burcad Badeeada ah oo Kaqarxay Xarerdheere
Kadib Lacago Madaxfarasho ah oo ay burcad badeedu kaqaateen markab ay haysteen ayey kumurmeen lacagta markabka waxaana dhex maray dagaal xoogan ayadoo haatan uu socdo dagaalku u dhexeeya
lacagtaan oo aad ufarabadan islamarkaasina gaaraysa ilaa iyo 7 midyan oo doolar ayaa wxaa ay burcad badeedu kaqaateen marka laga leeyahay garoiiga waxaana kadib siidaynta markabka burcadbadeedu isku afgaranwaayeen sidii ay u qabsan lahaayeen lacagta
Wariye Madaxbanaan oo kusugan Degmada Wisil ee Gobolka Hobyo ayaa Hobyoradio u xaqiijiyey dagaalka waxaana haatan kasocda xeebta FAAX ee degmada xareer dheere isku hub aruursi xoogan
Waxaana ilaan Iyo Hada si dhab ah loo ogayn qasaaraha dagaal wolow warar nasoogaaraya ay sheegayaan in hub cul culus la isku adeegsaday
Warar hoose oo nasoogaaraya ayaa sidookale sheegaya in koox burcad badeed ah islamarkaasina kasoojeeda puntland la iskudayey in lacag laga dhoco wxaana arintaasi fashilyey kadib markii burcad badeeda kasoojeeda xarerdhoore ay ku kalaqaybsameern arintaasi
Maahan markii uguhoreysay ee ay iskudhacaan kooxaha burcad badeeda ah waxaana horey u jiray dagaalo dhexmaray isla burcad badeeda dhexdeeda

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime
Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

Daawo Video laga soo duubay