Qarax Caawa Kadhacay Waqooyiga  Gaalkacyo oo lala eegtay Guri Xaafada Garsoor kuyaal

Jan,17,2010 www.Hobyoradio.com

Qarax Caawa Kadhacay Waqooyiga  Gaalkacyo oo lala eegtay Guri Xaafada Garsoor kuyaal

Qarax ayaa caawa lala eegtay guri kuyaal xaafad garsoor kaasi oo aan lagaranayn sababata qaraxa loogu tuuray maadaa ay dganaayeen dad rayid ah oo aan siyaasan kuluglahayn

Qaraxyada Gaalkacyo kadhaca ayaa haatan wajiyo cusub yeelanaya waxaana marba marka kadanbaysa siixumaanaya amaanka magaalada Gaalkacyo Koonfur Iyo Waqooyi

Xaafada Garsoor oo dhinaca caawa laqarxiyey uu ku arinsho maamulkla puntland ayaan arintaasi kahadlin walow ciidamada amaanku ay horey gacanta ugu dhigeen kooxo falalkaan oo kale gaysanayey

Teer Iyo hada shacbiga magaalada Gaalkacyo ayaa la yaaban sababta loo qarxiyey guragaan maadaama aydaganayeen dad rayid ah 

 

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime

Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com