Madaxweyne Caalin oo Maanta Magacaabay Golihiisii Wasiirada ee Galmudug. Daawo Sawirada
Jan,16,2010
www.Hobyoradio.com
Madaxweyne Caalin oo Maanta Magacaabay Golihiisii Wasiirada ee Galmudug
Xaflad Maanta Kadhacday Hotel Emppasy ee magaalada Gaalkacyo ayuu madaxweynaha Galmudug Col.Maxamed Axmed Caalin Kumagacaabay Xubno kamidah Golihiisa Wasiirada

Gen. Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid








Xaflada ayaa waxaa sidookale goobjoog ka ahaa Gudoom,iyaha Maamulka Ximan Iyo Xeeb cabdi cilmi guuleed isagoo halkaasi kasheegay in maamulkoodu uu kufaraxsanyahay Xormarka Galmudug
Xubnihii maanta madaxweyne Caalin uu lamagacaabay Ayaa waxay kala ahaayeen
1.Sh.Xijaas Macalin Cali Wasiirka Owqaafta Iyo Arimaha Diinta
2.Dr Cumar Maxamuud Rooble (Cumarsuuri) Wasiirka Iskaashiga Iyo Xariirka Caalimiga ah
3.Axmed Maxamed Xaashi)Axmed Dheere) Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga
4.Dr.C/laahi Jimcaale Dhoore Wasiirka Maaliyada
5.Burhaan Warsame Cigaal Wasiirka Waxbarashada
6.Maxamuud Cali Warsame Wasiirka Kaluumaysiga Iyo Qayraadka bada
7.Abshir Maxamed Aadan Wasiirka Warfaafinta
Wararka Xaflada oo Video ah islamarkaasina faah faahin dheeri ah goordhow kalasocda Hobyoradio.com

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime
Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

Daawo Video laga soo duubay