Gudoonkii Golihii Baarlamanka Galmudug oo Doorshadii Maanata Kasoohorjeestay.

Jan,16,2010 www.Hobyoradio.com

Gudoonkii Golihii Baarlamanka Galmudug oo Doorshadii Maanata Kasoohorjeestay.


Abshir Diini Cawaale oo ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Koowaad ee Baarlamanka Galmudug ee Dowladii Madaxweyne Caalin Xiligii Isqabqabsiga ayaa maanta shaaciyey in uu kasoohorjeedo doorashadii xubnihii golaha wasiirada
 
Abshir Diini Cawaale oo shirjaraaid saxaafada uugu qabtay gaalkacyo ayaa sheegay in wasiiradii lamagacaabay ay ahaayeen kuwo aan sharci ahayn islamarkaasina ay soo abaabuleen dad aan deegaanka daganayn kuwaasi oo uu kutilmaamy kuwo qaswadayaal ah
 
Waa markii Ugu horeysay ee Masuul hoery ooga tirsanaan jiray uu kasoo horjeesto doorashadii golaha wasiirada ee maanta

 

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime

Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com