Xaflad Lagu dhaarinayey Qaar kamida Xubnaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Gaalkacyo Kadhacday

Jan,14,2010 www.Hobyoradio.com

Xaflad Lagu dhaarinayey Qaar kamida Xubnaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Gaalkacyo Kadhacday.'

Daawo Video laga soo duubay

Xafladaan ayaa ahayd mid heer sare ah islamarkaasina ay kasoqaybgaleen madax kakaltirsan Dowlad Goboleedka Galmudug Iyo Dowlada KMG ee Somaliya waxaana kamid ahaa Madaxweyne Maxamed Axmed Caalin Iyo Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha ee Dowlada KGM Somaliya
 
 
Xubanha ladhaariyey ee maanta ayaa waxaa ay kuyimaadeen baarlamanka qaab aad u adag kaasi oo loogu talagalay in lagu xulu xubanaha baarlamanka iyadoo Maamulka Iyo Waxgaradka Galmudug islagarteen In xubnaha baarlamanka Aqoon lagu qaato
 
 
Kulamo isdaba joog ah islamarkaasina ay samaynayaan waxgaradka galmudug ayaa lagu doonayaa in lagu soxulu baarlaman tayo leh oo kayimaada qaybaha bulshada Galmudug
 
 
 
Dhaarinta xubnahaan ayaa imaanaysa xili dhawaan ay iscasilaad kudhawaaqeen xubno farabadan islamarkaasina horay qaab qabiil loosooxulay

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime

Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

 


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com